Neo-Talibanism Taking Over Mogadishu and their cabinet!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Neo-Talibanism Taking Over Mogadishu and their cabinet!!!

Post by Rightwing »

Recently, Islamic militiamen have taken key points in the capital, Mogadishu, in a voilent confortation with group most hated warlords. After with heavy machine-gun fire, rockets. artillery and mortar. The Islamic court spreed from the north of the city to the south.

soon they will announce their new cabinet as follows;



Cabinet will be announced the nomination of Somaliziz as Minister of "Gacma-goynta"


Costa, Minister "Axkaamta"

lionheart Minister of information

LE JUSTICIER
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Post by Rightwing »

Muqdishu, Sabti, June 03, 2006 (Waagacusub.com)


36 qof ayaa ku geeriyootay 45 kalana way ku dhaawacmeen dagaalo qaraar oo Maleeshiyadda Maxaakiimta iyo kuwa Muuse Suudi ku dhexmaray degaanka Ceel Cirfiid ee Jidka gala Balcad,kadib markii Maleeshiyadda Maxaakiimta oo uu horkacayay Hogaamiye kooxeedka cusub ee lagu magacaabo Macalin Xaashi faarax ay duulaan Aargoosi ah ku qaadeen Maleeshiyadda Muusse Suudi Yalaxow.

Duulaanka Macalin Xaashi uu ku qaaday maleeshiyadda Muusse Suudi Yalaxow ayaa daba tiil kadib markii habeen hore Maxamed Dheere uu Macalin Xaashi ka furtay sedex gaari oo tikniko ah,sidoo kalana ka dilay 16 wiil oo maleeshiya ah.

Dagaalka dhexmaray Maleeshiyadda Macalin Xaashi ee Maxaakiimta iyo kuwa Muuse Suudi yalaxow ayaa la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan,waxaana degaankaas gilgilay daryaanka madaafiicda is daba jooga u dhaceeysay.

Inkastoo dhimashada iyo dhaawaca u badan maleeshiyadda laba dhinac hadana Macalin Xaashi ayaa ka mid ahaa taliyaasha Maleeshiyadda Muuse Suudi,wuxuuna dhawaan ku biiray Maxkamadaha Islaamka Muqdisho.

Maleeshiyo taabacsan Maxamed Dheere ayaa dagaalka ku soo biiray kuwaas oo suurtageliyay ugu dambayn in la riixo kuwa Maxaakiimta Islaamka Muqdisho oo laga sifeeyo Aaga Ceel Cirfiid ee la isku hayay.


Source Waagacusub
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”