Postby DawladSade » Wed May 16, 2007 7:19 pm
Advocator, Hawiye, Majeerteen, iyo yamyam iyo qadaadweyn baa shan iyo toban sano dalka ka socon la'yahay, waa inaan mustaqbalka dadkaaye iyo deegaankaye ka fakirno. Anigaa Ugaaska ahi, anigu ii daa hawsha maamulka.
Viva Jubbaland State of the Republic of Kenya!
Liqaaye, have you kicked Reer Isaaq out of Gebiley yet?