[quote="Ina Baxar"]Mystic Angel , Kambuli iyoo xertaan isku soo ururtay halkan , su'aal baan idiin haya anigu.
Kaba soo qaad inaad waxaad sheegaysaan oo dhani runtii iyoo xaqiiqadii ay tahay.
Ciyaal yar yar oo qalbigoogu nuurayo waad inoo dhali lahaydeen ee , sow qoodhe meesha loo ma bahna? Xaggeed ka keenaysaan ?[/quote]
soomaalidu waxay ku maahmaahdaa far iyo meel bukta ayaa is og.