first video waa kulan ay yeesheeen odayaashii HAWIYE USC iyo dawladii siyaad bare ninka hadlaya waa DR XUSEEN BOOOD. dr xuseen wuxuu ka codsanayey ina MADAAFIICDA arxandarada ee ciidankii mr siyaad soo tuurayaan joojiyo.
ninka uu la hadlayo waa RAIISAL WASARIHIII UGU DANBEEYEY EE DAWLADII SIYAAD BARE MAXAMED XAWAADLE MADAR OO AH NIN ISAAQ AH ALLA YAARAXMA
DR BOOD WUXUU YIRI WAA IN maxamed siyaad idaacada ka hadlo kuna DHAWAAQO INUU IS CASILEY.haddii uu siyaad bare yeeli lahaa si sharaf leh ayaa xamar uga bixi lahaa. laakiin odaygaas dabaalka ahaa alla yaa raxma waa diidey.
oday kale hadlaya isagana waa mid ka mid ah odayaasha hawiye.. wuxuuna ka codsadey in ciidanka mareexaan siyaad bare ay joojiyaaan ANSHAXUMADA AH INAY DADKA JIDADKA KU DILAAN OO AY QABIIIL WEYDIIYAAN..
WALAAHI DAGAALKII siyaaad bare ugu horeeyntiii USC haba yaraatee qof darood ah wax la gaarsiinaayey ma jirin.
sheekada diliska dadka shacabka waxaa bilaaabey ciidankii siyaad bare.
dagaalkaaas USC EE BILAAWDEY 31 DISEEMBAR 1991 WAXAA hogaaminaayey GENERAAAL NEERO iyo general galaal.
xagga siyaasadana waxaa hogaaminayey dr xuseeen boood.
odayga waalnaa ee sacad mr maanakoobiyo ceydiid wuxuu xamar yimid siyaad bare xamar laga saarey.
isagaana markii danbe ku andacoodey inuu isaga la dagaalamey siyaad bare.
90% ciidankii siyaad bare la dagaalamaayey waxay ahaayeen muduloood iyo qabiilada kale hawiye..
dagaalkaaas 1990 diseembar ilaaa 26 janaayo 1991 maalintii USC ay siyaad bare xamar ka saartey dhinaca milateriga iyo siyaasadaba waxaaa hogaaminayey niman muduloood ah.
dagaalkaas ka dibna xamar 95% dhismaheeyda ma burburin.
xamar iyo hawiyeba waxaa ilaaheey imaanka ka qaadey dagaalkiii 4ta biloood eee mr maanakoobiyo vs madaxweyne cali mahdi.
reer abdi qeybdiid inkaar idinku dhacdey
xamar waad ku xaarteeen