Suuq weyn oo laga hirgaliyey mid kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo.
Suuqaani oo ah suuq aad u weyn ayaa waxaa maalgaliyey ganacsato Soomaaliyeed oo isu tagtay waxaana laga dhisey xaafada Guulwade ee kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo.
Suuqaani ayaa xafladii xariga looga jaraayey waxaa kasoo qeybgalay xubnaha maamulka degmada gobolka iyo qeybaha dadweynaha kuwasoo u arkay in ay tahay tilaabadaanio mid horumar ah u ah bulshada soomaaliyeed gaar ahaana xaafada laga furay oo ah xaafad koldhow ay degen qaar kamid ah dadka Rer Kismaayo.
Suuqaani ayaa ka kooban qeybaha qudaarta bagaasha miisaska caadiga ah bacadlayaal iyo baqaaro kale oo keyd ah kuwasoo loogu talagalay in ay istic
maalaan dadka deegaanka.
suuqaan ayaa noqonaayo suuqii ugu horeyey o laga sameeyo xaafadasi guulwade oo todobo iyo tobankii sanee ugu dambeeyey ay dadku degeyeen.
waxaana sheegeybn in ay gacan ka qaadan doonaan sugida ammaankiisa xubnaha maamulada ee degmada iyo gobolka Jubbada Hooose .
waxaa suuqaani dhismihiisa oo ah Jiingado in tabada ay socotay mudooyin bilaha ah aydoo maalgaliyaashu ay sheegen in dhaqaalo xooogan uu ku baxay suuqaasi.