Maamul Goboleedka Maakhir State of Somalia ayaa maanta soo saartey dicteero xilal lagu magcaabey
Badhan:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Maakhir State ayaa maanta soo magcaabey Xoghayaal dhameystiraya golaha xukuumadiisa iyadoo xoghayaashani ay ku biirayaan kuwii hore loo soo magcaabey. Dowlad Goboleedka Maakhir ayaa Xoghayaasheedu dhan yihiin 16 xoghaye.
Xoghayaasha maanta la magcaabey ayaa waxaa ugu cad cad Marwo Saynab Ismaaciil Maxamed oo loo magcaabey arimaha Qoyska ee maamul goboleedka Maakhir State.
http://www.laasqoray.net/images/sawirad ... a_8907.jpg
Halakan HOOSE KA AKHRISO DHAMAAN XOGHAYAASHII.