WASAARADA WAXBARASHADA OO KU DHAWAAQDAY NATIIJADII IMTIXAANAADKA DUGSIYADA SARE IYO DHEXE EE SOMALILAND
Published Sep 20, 2007 - 01:32 PM by admin
Magacyada Ardayda ugu sareeyey Dugsiyada Sare:
1)Ahmed Mohmoud Awl Gunje. G/Libax, Hargeysa,772
2)Mustafe Mohamed Hussein Moh’d . Bursade, Berbera 740
3)A/kariim Nuh Jama Hasan,G/Libax, Hargeysa 727
4)Musa Hassan Farah Aden. M.A.Ali,Hargeysa, 722
5)Hassan Farah Abdi Farah Hassan, G/Libax,Hargeysa, 718
6)Abdilahi Mohamed AbdiHassan, F/Omar,Hargeysa, 714
7)Suleiman Ismail Botan Abdi, 26 June, Hargeysa, 711
A/Rasak Aden Ibrahim Yussuf, Sh/Bashiir, Burao706
9) Mohamoud C/laahi Tani Ducaale F/Omar Hargeysa 686
10) Nuh Ismaacil Botan Abdi 26 June, Hargeysa……..670
Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa maanta shaacisay natiijadii Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe,ee sanad-dugsiyeedka 2006-2007.
Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Mudane Xasan X Maxamuud warsame [Gadhweyne]ayaa kaga dhawaaqay xaflad lagu qabtay xarunta Imtixaanaadka guud ee Hargeysa,imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga sare waxa dhacay 16 arday oo qudha,halka dugsiga dhexe ay dhaceen 369 Arday.
Ardayda fasalka afraad Dugsiyada sare ee dalka dhamaysatay waxay tiradoodu ahayd 2468 Arday,waxase imtixaankaas u fadhiistay 2368 Arday,waxa aan gelin 82 arday.
Ardayda fasalka Sideedaad ee dugsiyada dhexe,waxatiradoodu ay ahayd5231 Arday,waxa imtixaankii shahaadiga ahaa u fadhiistay 5127 arday,waxa aan gelin 104 arday,waxa baasay 4753 arday halka ay ka dhaceen 369 arday..
Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Mudane Xasan X Maxamuud Warsame [gadhweyne] iyo Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka guud ee Dalka Daa’uud Axmed Faarax,ayaa labadooduba u mahad-naqay ardaydii imtixaankaas ku guulaystay,halkii kuwii dhacayna ay ku dardaareen in aanayniyad-jabin.
Waxa kale,oo ay sheegeen in ardayda dhacday sanadkan ay tirada guud ee ardayda ka noqonayso 1%,waxana ay ku adkaysteen in sanadkan ardaydu ay dedaal muujiyeen.
Waxa sanadkan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexeba,kaalmaha ugu sareeya ku guulaystay ardaydii ka socotay Gobolka hargeysa,inkasta oo ay jireen arday kale oo taraxaysay.
Magacyada Ardayda ugu sareeyey Dugsiyada Sare
1)Ahmed Mohamoud Awl Gunje. G/Libaax, Hargeysa 772
2)Mustafe Mohamed Hussein Moh’d Bursade, Berbera 740
3)A/kariim Nuh Jama Hasan,G/Libax, Hargeysa 727
4)Musa Hassan Farah AdenM.A.Ali,Hargeysa, 722
5)Hassan Farah Abdi Farah Hassan, G/Libax,Hargeysa, 718
6)Abdilahi Mohamed AbdiHassan, F/Omar,Hargeysa, 714
7)Suleiman Ismail Botan Abdi,26 June, Hargeysa, 711
A/Rasak Aden Ibrahim Yussuf,Sh/Bashiir, Burao706
9) Mohamoud C/laahi Tani Ducaale F/Omar Hargeysa 686
10) Nuh Ismaacil Botan Abdi 26 June, Hargeysa……..670
Hablaha ugu derajada sareeyey Dugsiyada Sare
1)UmalKhair Omer Warsame Hersi, Alqasa, Borama. 656
2)Muna Jamal Jama Hamud,Sun- Shine, Harg.644
3)Muna Abdi Yusuf HersiG/Libah, Harg.598
4)Ugbad Ahmed Hashi GuledIlays, Harg.575
5)UmalKhiar Moh’oud Omer Ahmed, T/Ade, Harg.568.
Dugsiyada Dhexe
1)Khadar Mohamed Ismail, Sh/Nuur, Harg.595
2)Yusuf Ismail Jama ,N/Hablood, Harg. 594
3)Khadar Ismail Ibrahim, Sh/Nuur, Harg.594
4)Ahmed Aden musa,Sh/Ali Osman,Harg. 591.
5)Mubaarik Ahem Mohamed, G/Samo, Harg. 589
6)Mussa Mohamed Farah, Q/Dheer, Harg.587
7)Amina Ahmed Moham’oud, Sh/Ali Osman,584
Source: Qarannews