Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

US military soon to be deloyed in Somalia.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

US military soon to be deloyed in Somalia.

Postby Ina Baxar » Fri Oct 12, 2007 2:14 pm

Already according to Dayniile , askar maraykan ah baa Galkacayo ku soo socda .


Mareykanka oo Saldhig Milatari ka sameystau Garoonka Ballidoogle sida uu qoray Wargeyska ka soo baxa dalka Talyaaniga ee "Corriere della Sera


Wargeyska ka soo baxa dalka Talyaaniga ee "Corriere della Sera" ayaa Shalay 11/10/2007 kaga hadlay xaaladda Soomaaliya maqaal uu soo qoray wariye Massimo Alberizzi oo xeeldheere ku ah arrimaha geeska Afrika. Maqaalka waxaa cinwaan looga dhigay "Soomaaliya: Naftiis hure is miidaamiyay oo ciidan Tigree ah laayay"
Maqaalka oo dheeraa is qarxintaas mooye wuxuu ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo khilaafka ba'an ee ka dhextaagaan madaxda kooxda Embigaati lagu dhisay. Wuxuu kaloo soo hadal qaaday mamnuucidda telefoonnada gacanta ee kooxaha is qariya isagoo sheegay inay Soomaaliya ka noqotay dhaqan hanjabaadda laysu soo mariyo telefoonnada.

Wargeyska oo hore u soo qoray "Gli USA preparono il ritorno in Somalia"
in dawladda Mareykanku damacsan tahay inay Soomaaliya ka sameysato saldhig daraasaddii khuseysana lagu sameeyay xarunta ciidammada ee Ballidoogle ayaa maqaalka maanta uu sheegayaa in arrintaas la hirgeliyay oo mareykanku ku soo dejiyay 15 askari oo ka mid ah cidammadiisa Marineeska Saldhigga ciidamada cirka ee Ballidoogle, halka ciidan kale oo aan tiradiisa la cayimin lagu dejiyay Gaalkacyo. Labada meelba waxaa lagu warramayaa in laga furidoono xarumo lagu tababaro kooxo loo isticmaalo la dagaallanka argagixisada waxa lagu sheego. Somalia, kamikaze fa strage di soldati etiopici


Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com
http://www.dayniile.com/oktobar/talyaaniga.htm

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: US military soon to be deloyed in Somalia.

Postby Ina Baxar » Fri Oct 12, 2007 2:15 pm

Addis Ababa: Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dowlada Mareykanka Arimaha Itoobiya oo wada hadalo yeeshay.
12. oktober 2007

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan

Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi & Safiirka dowlada Mareykanka ujooga dalka Itoobiya Donald Yamamoto ayagoo ka wada hadley Iskaashiga labada dhinac.

Kulankaan warka ku saabsan oo lugu daabacey Web-site ay leedahay dowlada Puntland ayaa lugu sheegay in uu Madaxweyne Cade Muuse ka codsaday Safiirka in ay dowlada Mareykanku Puntland gacan ka siiso waxka qabashada arimaha ku aadan Horumarinta deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadley Safiirka Mareykanka ujooga magaalada Addis Ababa arimaha Soomaaliya gaar ahaan doorka ay Puntland ka qaadaneyso taabagalinta waxyaabihii ka soo baxey Shirweynihii beelaha Soomaaliyeed.

Cade Muuse ayaa shaaca ka qaadey in ay Puntland udirsatey Shirkaasi ergadii kaga soo aadey qeyb ahaan isla markaana ay Ergadii hataan dib ugu soo laabatey Puntland ,ayna dibu heshiisiinta sii wadayaan ,isagoo Cade Muuse rajo wanaagsan ka muujiyey in ay dhaqan galaan waxyaabihii ka soo baxey Shirkii Muqdisho.

Safiirka Mareykanka ujooga dalka Itoobiya Donald Yamamoto ayaa mahad celin balaraan ujeediyay dowlad gobaleedka Puntland sida ay utaageerto dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ee ay xubinta ka tahay ,isagoo Puntland ku amaaney sidoo kale nabadgalyada ka jirta deegaanadadooda isagoo ugu baaqey dadka reer Puntland in ay ka shaqeeyaan nabadgalyada dalka Soomaaliya oo dhan.

Mr. Yamamoto wuxuu kaloo Puntland usheegay in looga baahan yahay in ay door muuqda ka ciyaarto sidii looga bartey arimaha Soomaaliya sidii mar kale layskugu keeni lahaa iyo waliba taageerida dhamaanba qodobadii ka soo baxey Shirweynihii beelaha Soomaaliyeed loogu soo xira
Sidoo kale labada masuul waxa ay ka wada xaajoodeen arimaha amniga ee Soomaaliya iyo sidii dowlada Mareykanku gacan uga heysan lahayd howlaha nabad ilaalinta ee ka socda dalka Soomaaliya.

Wada hadaladan ayaa ka dhacay Safaarada dowlada Mareykanku ku leedahay Magaalada Addis Ababa ayadoo Madaxweyne Cade Muuse ku waheliyeen booqashadan wasiirka Kulluumeysiga iyo Khayraadka Badda Siciid Maxamed Raage iyo Xoghayaha Koowaad ee Safaarada DFKMG ee Addis Abab Mahad Faarax Gaas.


Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: US military soon to be deloyed in Somalia.

Postby Luq_Ganane » Fri Oct 12, 2007 2:24 pm

Are there terrorists in Galkacyo? Surprised

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: US military soon to be deloyed in Somalia.

Postby ciyaal_warta » Fri Oct 12, 2007 2:59 pm

war cusub we need to call the real alqaacida Laughing Laughing Laughing

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: US military soon to be deloyed in Somalia.

Postby Luq_Ganane » Fri Oct 12, 2007 3:01 pm

^^

Bargal part II. Laughing Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 52 guests