Postby Somali2003 » Sun Oct 14, 2007 4:08 am
Listen to this part. The Lady singer has extremely sweet voice.
Dhalan maayo
Anigu Dhalanteed
Ku dhalan maayo
Habeenkii wuu dhaqaaqey
Sadkaagiina wuu dhamaadey
Dhexdeeda iyo feedhaheeda
Hadaad soo dhaafi waydoo
Culeeyskaagaa dhibaayo
Dhimasho kama baaqsaneeysee
Dhamoow waxa nala wanaagsan
Ineey Dhakhso kala timaadee
Ha dhibin Hooyadaa! ye soo dhalo
Meel Dhalaanka lagu dilo
ku dhalan maayo
meel aan cidi i dhawreeyn
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
Afrikaba dhamaanteed
Ku dhalan maayo
Dhibaa ii kordheeysoo
Ku dhalan maayo
Soo dhalan maayo
Dhalan maayo
Anigu Dhalanteed
Ku dhalan maayo
Soo Dhalo Hooyo