Jr,
Mindhaa waa typing error
Ina Baxar, this is for a friend...
Lafo,
Nin yahow, haddii ay xitaa gabadhan Barkad miyi joogi lahayd oo aad 100 hallaad ka bixin lahayd, oo lagugu dari lahaa, sow koley jiidhku ku diidi maayo? Inkastoo ayna hadli karin, haddaana maxaad ku fali gabadh aan ku jecleyn?
Teeda labaad waxaad ilowsan tahay inay gabadha yar ee Pizza-ha dalbayneysaa ay rabto inay la hadasho mid sideeda ah oo isna Pizzaha la cuna..Ogow shimbirba shimbirkiisa ayuu la duulaaye...
Maxaadse adiga iyo Ina Baxar ka rabtaan gabadha sharafka huwan ee Helwaa?