http://www.somaliweyn.com/pages/news/No ... Nov24.html
waxaan sawirkaan stadiom koonis ula yaabey.
1:-askarta musikada baambeeyda dharkaas intee looga keenay?
2= ubaxa kacaanka maxamed dheere gabdhaha yar yar dharka qurxoon loo soo galiyey,
3 dadka meesha jooga kama qasna. war meesha xamar umaba eka another city´ay u eg tahay meel nabad buuxda ka jirto.
big different between south and noth xamar.
last
SAWIRKA askariga DHARKA gaashaan laha sare wata ee SANKA WEEYNLEH qabiilkiis miyaa MIDKA majeereerteen ah ee caasho yusuf u dhiibatey nabadsugida????