Kenya is totally focked up for doing this.
Mwai Kibaki, the SOB, must go ! He has closed the border preventing Somali refugees from entering Kenya.
Even Moi, didn't turn refugees back let alone deport them to a war zone like Xamar.
Beelaha NEP should vote en masse for Raila Odinga.
The pathetic TFG Ambassador couldn't even convince the Kenyans to grant them asylum.
Somali laga masaafuriyay Nairobi
nairobi
Qariirada Kenya
Dalka Kenya waxaa laga masaafuriyay dad Soomaali ah oo tiradoodu dhan tahay 30 qof, kuwaas oo muddo toddobaad ah ku xayirnaa garoonka dayuuradaha ee Jomo Kenya ee magaalada Nairobi.
Halkan ka dhegayso
Dadkaasi oo ka soo cararay dagaalada Muqdisho ka socda ayaa loo diiday inay dalka Kenya galaan.
Dadkan oo u badan haween iyo caruur ayaa asi waxaa hore looga soo celiyay dalka Uganda oo sidoo kale loo diiday inay galaan.
weriyaha BBCda Yusuf Xasan oo Nairobi jooga ayaa xaaladdii ugu dambaysay ee dadkaasi ka wareystay safiirka Somalia u fadhiya Kenya Maxamad Cali Ameeriko oo sheegay in dadka la celiyay ay heysteen tikidho lagu laabta.