Postby SahanGalbeed » Thu Jan 24, 2008 10:28 am
War horta habar gidirta halkan joogta , ma AW baa u af -hayeen ah?
Dhiibaata halkan ka dilaacday oo waxa laynagu eedeeyay fadeexad iyo colaad reerka Habar Gidir loola soo fadhisaty Snet khaasatan ninkaa sahan galbeed la baxay.
Mar haddii maalin walba golahan lagu wada kulmayo , islaan iyo soomali na la wada yahay , ka hor tagga is maandhaafka iyo sidii wax mushkilad ah loo xalin laha baa igu qasabtay , inaan intiinan habar gidir ee ina la joogta idiin shego halkaan ka socdo. lol.
Bal waxaad hoggaanka u dhibaateen eega!!Waa nin mutcalin ah oo " degree" ka soo xerraystay jaamacadaha maraykanka .
Wuxu yidhi --->" Poltics is about forming alliances"
Haddaba haddaynu dib waxooga u yara fiirsano taarikhda halkan Snet ninka AW kikuyu la yidha, ka taala .
1 /Pro ina-ina Caydiid ayuu beri aha
2/ Pro walaalaha is jecel ee Galmudug oo Galkacayo na wada dega , ayuu haddeena noqday{ read MJ+ sacad}
3/Pro CY oo anaga Xamar ugu "bodyguard" ah buu ina yidhi .
4/ ICU iyoo wadaadadii ayuu haddeena halkaa kaga daba dhacay
5/ Maaliintii dhoweed ee Ina Caydiid Paltalk laga waraystay na , " waa khaasaare" buu halkan kusoo qoray
6/Warqaad dheer buu haddana la yimid maalintii dhoweed oo anigu darood -ka wax ku ma haysto ee waa walaalahay ku saabsanayd, taaso faro hore ka sii yaalan oo Majeertanka badda ayaynu ku ridayna ina yidhi.LOL
7/Tii ugu dambaysay na waxay noqotay markuu u adkaysan kariwaayay ceebtii "warlord'-yada reerihiina oo la soo bandhigay , inuu dadkii walidkooga iska caayo.
Haddaba hadalka waxaan kusoo xidhaya , Hawiye gebi ahantii iyo habar gedir-ta halkan fadhida ba waxaan leeyahay , magacii baa la idinka dilay haddey Somalia noqoto iyo Snet noqoto ba .Anigu nacayb gaar ah aan idiin hayo ma jiree , haddaad qudhunka iska qaban waydeen waa in la idinka safeeya .