SHEEKO SHEEKO XARIIR

Arimaha Nolosha Khuseeya

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby Qatar_isaaq_chick » Fri Feb 22, 2008 3:02 pm

Tell a story .. in somali please ..

i would like to improve my reading skills in somali ..!
User avatar
Qatar_isaaq_chick
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 2798
Joined: Fri Jun 29, 2007 8:44 am
Location: LONDON DA PLACE 2 BE !

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby Cawar » Fri Feb 22, 2008 3:03 pm

Sheeko sheeko seeko xariir...shillin baa dhuustay..

qof kale ha sii wadoo..
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 18510
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby Qatar_isaaq_chick » Fri Feb 22, 2008 3:06 pm

Markas naftisa si wadatey ..

Sry for my somali .. very bad!
User avatar
Qatar_isaaq_chick
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 2798
Joined: Fri Jun 29, 2007 8:44 am
Location: LONDON DA PLACE 2 BE !

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby *lady_ice_4u2nv* » Fri Feb 22, 2008 3:12 pm

shimbiir a dhustey?
*lady_ice_4u2nv*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 12184
Joined: Tue May 23, 2006 3:53 am
Location: TO DA LEFT

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby SahanGalbeed » Fri Feb 22, 2008 3:14 pm

Hadday indinka daacad tahay oo af soomaliga rabtid inaad barato bal ninkan taarikhdiisa u fiirso .
http://www.redsea-online.com/e-books/Sh ... _Guush.pdf
if you trip on certain words , ask around somebody will I'm sure help you out.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 15335
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby Sir-Luggoyo » Fri Feb 22, 2008 3:14 pm

Beri baa gabadh Ilko Yar ayaa iyadoo ceel dhaminaysa waxaa ka timid caadadii ugu horreysa, waligeedna may arag mana maqal wax caado la yidhaa, oo dumarku malaha way ka xishoon jireen inay waxaa ka sheekeystaan. Halka ay adhiga ku waraabinayso waxaa ku weheliayay aabeheed oo ceelka ku jiray.

Intay naxday ayay aabeheed u yeedhay

"Ar aabow"

"Hoow"

"Ar aabow s!!l ma gororaa"

"Ar waa gororaaye bakhtiga naga gufeey"


That is your lesson for today
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 7822
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby zulaika » Fri Feb 22, 2008 3:43 pm

waryaa Lug,

war max wax aad ka shekeyso baad waydey? waaxey dumarka iyo cadaadadooda aad hadalheysaa? ish...dee ka beydh taa, una daa dumarka naacnacda caadada..(red week is off limits for men) oo si nin rag ah u hadal hadaba..waa haduu Alle kaa dhigey nin rag ah.

lol.
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 9015
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Postby Sir-Luggoyo » Fri Feb 22, 2008 3:52 pm

Loooooooooool

Zuly,

It's just sheeko, nothing else.................... Besides, I never thought anything was off limits in this joint, but if there are, then I take it back and no more red sheeko.

Btw, your Somali has improved a lot lately
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 7822
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

ubah4 (GB)
Hawee (GB)
Amimo (CA)
chica (US)
samat (MT)
adanm (GB)
Diagn (GB)
ibrah (CA)

LOGIN TO HIDE THIS BLOCK

  • Similar topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to General - General Discussions

Who is online

Users browsing this forum: BeyondQabil, eliteSomali, MissBonita and 37 guests