hadii aanan dhulkaygoow dhuux daarood kuu karin
hadii aanan dhulkaygoow dhiig kuugu fooldhaqan
hadii aanan dhulkaygoow xuduudaha soo sugin somaliland kamaan dahalan
maalkaaga maan dhaqan caanihiisa maan dhamin ciidana dhab uma lihin
hadii anan dhulkaygoow gaajo kuugu dhuubnaan
hadii aanan dhibaatada dhexda suunkaka ku adkayn somaliland kamaan dhalan