Postby The_Emperior5 » Wed Mar 05, 2008 3:32 pm
[quote="MJ-Pride"]All this will fall in deaf ears. Somalis should thank Majerteen for holding Somaliweyn together. While Ilkoyar sleeping and waking up with Kismayo, while Hawiye are tussling with with themselves, MJs are the only clan who keeps an eye on
Eydoors and standing on the way of their recognition. Sahan Galbeed knows what I am talking about[/quote]
Nin ku leh anigu wax baan qabsadayeeh ii nabad galli Iyo miid mejeertteen uu kuleh uu adigu kalla ah war mogadisho way ololaysa eeh kalay ila gub, Miid leh anigu waan ka marmaa xammar iyo dadka nocaas aah iyo mid mejeerteen uu ku leh maandhow dalkii farta ku haya hadana madaxtooyada villa somalia lugu dhir baaxo Miid ku leh anigu way duushay way dhaqaaqday Anigu Malaikta ii soo salamay , Iyo miid Mejeerteen u ku leh ii kalay waxba ma waddi karoo bila adiga , bal waxan ku weydiye adiga maxa ku walay iidoorkii way goosteen burco iyo hargeysa iyo dekkada berbera ay wax kala soo dagaan aya ku fiilaan, adigi baan ku leeyahay xammar iyo jamaame iyo janaale iyo beerihi iyo Xamar caday intaba adigu hawiye WaX wadda qebsada laakin waxa la mooda ilad bilA reer somaliland inanad noolaan karayn