Moderators: Moderators, Junior Moderators
SahanGalbeed wrote:Allah ha u naxaaristo
DR-YALAXOOW wrote:bal fiiri ninkaa soomaliga ahaa muslimka ahaa ee tuugada wahaabiyada al shabaab ay xaqdarada ku dishey. al shabaab ilaheey ayaa ka gooynaya,dadka masaakiinta ee ay xaqdarada ku dilayaan.
al shabaab waa fuleyiin xaqiiqdii. bal axmaarada meey raadsadaan meesha ay nin aan hubeeysneen,inay u dhuuntaan dilayaan. subxaana allah.
xitaa IRAQI STYLE dad qabuuraha jooga meeyd duugaya ayey isku dayeen inay iyagana xasuuqaan. walaahi waa FITNO al shabaab al shayaadiin.
surrender wrote:why? what did i do now. did i make hyper cry o is it FAH. it must be one of them. they the only that disagree with everything i say. what i amazes me is how MANLY they are.
DR-YALAXOOW wrote:al shabaab is only group who admited before, they were ones behind some assassinations in mogadishu. assassinations such as cold blooded killings of innocent hard working people. like general jilicoow(AUN) and also al shabaab admited they killed korneel Harashshabeel(AUN) in their webside qaadisiya. so therefore ITS OBVIOUS TO ME THATal shabaab is behind this, becouse trader bakara leader late mr ABAS, they accused him that, hes was behind that bakara trader are buying CANSHUUR to TFG. and al shabaab law is who ever work whit so called TFG is murtad and, he should be killed.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 103 guests