Moderators: Moderators, Junior Moderators
SahanGalbeed wrote:Dumarkii waxay ku leeyihin "ban all the men in here !!!"
Okaaaay, waad uga yara baxayso oo ..." " iyo iyo wax dhaafaya ma soo qorayaan
No substance at all , yacni wax micno leh ku ma hadlayan.
Hadday 2 sentence wax ka badan isu celiyaan na .. waa
" aniga futeyda si walba hadaan u hagoogo , maryihi bay ka soo dhex baxaysa"
ta kale na " naa aniga lacag baa ii daran e , iga la tag raggan , nin baad ku waalata e "
Yaa? yacnii , waa wax iska flat ah . yaa?
GRANNY wrote:SahanGalbeed wrote:Dumarkii waxay ku leeyihin "ban all the men in here !!!"
Okaaaay, waad uga yara baxayso oo ..." " iyo iyo wax dhaafaya ma soo qorayaan
No substance at all , yacni wax micno leh ku ma hadlayan.
Hadday 2 sentence wax ka badan isu celiyaan na .. waa
" aniga futeyda si walba hadaan u hagoogo , maryihi bay ka soo dhex baxaysa"
ta kale na " naa aniga lacag baa ii daran e , iga la tag raggan , nin baad ku waalata e "
Yaa? yacnii , waa wax iska flat ah . yaa?
Meshan walle wad ku dhex waalatey...Meshan fasax ka qaado intaanad mariyaha tuurin bal banaanka oo yara bax oo hawada soo qaado...
SahanGalbeed wrote:Dee ma waxaad soo qoraysan inaan la akrin baad rabtan?
MSS orodoo halka badhida la tag dee helwaa , maxaad inooga sheegaysa inaga ?
Ismahan I am just commenting on what's put out here ! I ain't looking for anybody in particular , besides I am peaceful man in a rough neighbourhood .
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 31 guests