taariikhda si fiiican u baro.Dee ninyow BEEN baad isku maaweelinaysaa.
Hargeisa Airport was built by the BRITISH. Was never upgraded by any Somali regime sagnificantly. NOW the AIRPORT is way bigger and it was mnoderanized by Somaliland government. You should see the new terminal and parking area.
airaboorka hargeysa iyo midka berbera waxaa la dhisey 1970
airaboorka hargeysa before 1970 wuxuu ahaa airstrip meel banaan.
sarta aad aragto terminalka iyo runwayga waxaaa la dhisey 1970.
dekada berbera waxaa la dhisey 1970s before that waxay aheeyd dekad macmacal ah doomaha yar yar ku soo xirtaan.
dhamaan wadooyinka laamiga ah ee ku yaal all roads in the north waxaa la dhisey 1970s.
british xitaa one singel km road laami kama dhisin british-somaliland-
dhamaan waxa yar ee aad heeysato reer koonfureed ayaa dhisey