and this is how they translate it
dayniilecom@hotmail.comMarkeekanka oo sheegay in madaxweynaha soomaaliya lagu doorto shirweynaha lagu dhisyo dowlad midnimada qaran war saxaafadeed ay soo sartey safarad mareekanka ee Nairobi
Mareekanka oo oo sheegay in madaxweynaha soomaliya lagu doorto madasha shirka jabuuti war saxaafadeed ka soo baxay safaarada mareekanka oo ku saxiixan yahay safiirka mareekanka ee magalada nairobi ayaa lagu cadeyay mooqafka dowlada marekanka ka istagtey geedi socodka soomaaliya waxaan lagu sheegay in la taageero hanaanka nabada ee jabuuti ka socodo lana dhiso dowlad midnimo qaran ah waxaan war saxaafadeedka lagu xusey sidoo kale in isbaheysiga dib xureenta dalka uu soo gudbiyo 275 xubnood ee ay barlamka ku yaalaniyo waxaan la filiyaa malaalinta bari ah ay bilaabto daad gureenta wafuuda ka qeeb galeyso dhismaha dowlad midnimada qaran warkaa oo afka engilish ah oo ay safarad soo sarteyna halkaan ka aqiros
Good morning-
I’m looking to establish who among the Somali media outlets has correspondents in Djibouti. We’d like to be able to work with them when we’re in Djibouti, especially in the context of the TFG-ARS talks. If your outlet has anyone in Djibouti, I’d appreciate the person’s name, phone number and email address so I can be in touch with them.
Thanks and regards,
Mark
Mark Zimmer
Somalia Affairs
U.S. Embassy Nairobi
http://somalia.usvpp.gov/
This message is UNCLASSIFIED based on the definitions provided in E.O. 12958.
deyniilenews@yahoo.com
--------------------------------------------------------------------------------