lol waayeelada way dhib badanyihiin,,cudur aan jirin ayey shegtaan,,islaan baa hada ka hor waxay u baahatay dhakhtar,waxayna wadatay wiilyar kuwa halkan ku koray ah,,markuu dhaqtar way diiyey halka laga hayo ayey waxay tiri habeen markaa saaxdo goordambe ayaa wax culus isoo fuulaan oo naqasta igu dhajiya
willkina sidii ayuu ugu sheegay dhaqarkii,,ninkii dhakhtarka ahaana wuxuu arintii u gudbiyey policeka,,he thought the old lady is been abused by qofka kamid ah familka,sidii yaana ragii guriga joogay xabsiga loo dhigay