dhibaatada ugu weyn e haysata waxa weeye
BALANCED approach ma' laha ..samir ma' laha !
Matalan halkan ba waa lagu arka .
Nin baa ka cadhoonaya sawir u ku arkay gabadh khamri cabaysa .
Is odhan maayo , malaha waa wax iska "limited ah " , Ilaahey ceebteeda iyo aniga teyda ba ha asturo ..ect..ect
Fadeexad bu maqaaxi ugu furaya .
Deetana sida yeyda bay isku soo wada xidhanaysa inti xamagta cabi jirtay , halkii baa dumar oo dhan mid islaan iyo mid waalan ba lagu wada caayaya .
Siyaasad markey noqoto ..waxaad arkaysa ninkii dhana ee maddaxweynaha ka aha Somalia oo ku odhanaya :
"Hebel hebel waxaan wasiir-ka arrimaha dibadda uga dhigay, marwoda maddexweynaha Djibouti baa iga codsatay "