Page 1 of 1

Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 2:31 pm
by Jam Street
Who knows him?

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 2:33 pm
by Diyeeshaha_Tolka
emperror5 ayaa si fiican u yaqaano,,

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 2:35 pm
by Voltage
The big Bantu hulk in the army?

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 2:58 pm
by Jam Street
What army?

The Somali army before the war or another army? Did he take part in the civil war?

Dr. Yalaxoow aa aqoon lahaa.

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 3:03 pm
by Diyeeshaha_Tolka
What army?

The Somali army before the war or another army? Did he take part in the civil war?

Dr. Yalaxoow aa aqoon lahaa.

wuxuu ahaa sarkaal dawladii siyad barre,,wuxuu kaloo ka mid ahaa dadkii hargeysa dhulka dhigay siduu madfac ugu garaaceeyey,,wuxuu ku fiicnaa ridista madaaficda,,

and yes dagaalkii sokeeye wuu kasoo qeyb qaatay..

dagaalki ceydid iyo cali mahdi ,,wuxuu la saftay cali mahdi,,burburk xamarna qeyb weyn ayuu kasoo qaatay oo madaafiic ayuu la dhacay koofurta xamar..

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 3:06 pm
by Jam Street
Diyeeshaha

Ninka aan maqlay inuu dhihi jiray "lamo lamo u rid" dagaalka markuu kujiro asaga miyaa?

Dagaalkii afweyne lagu saaray asoo USC ah muu ka qeyb galay?

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 3:13 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Diyeeshaha

Ninka aan maqlay inuu dhihi jiray "lamo lamo u rid" dagaalka markuu kujiro asaga miyaa?

Dagaalkii afweyne lagu saaray asoo USC ah muu ka qeyb galay?

haa waa asaga,,ninka wuxuu ahaa nin cidii lacag siisa u shaqeen jiray kalama jecleen,,dagaalki siyaad bare lagu saarayna wuuu ka qeyb galay asaga usc la safan.usc markay kala jabtayna wuxuu la saftay cali mahdi,,

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 3:15 pm
by Diyeeshaha_Tolka
check this video ,,aweys gedow oo hargeysa duqenaya..


Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 3:24 pm
by Jam Street
Nin naxaayo maaheen dhiig badan wuu qabaa. Mowliid Macaane camal boolo ma eheen marka.

Siyaad Barre markii Kismaayo lasii bursanaayay cajalad aa arkay uu kujiray laakiin maanan hubin inuu asaga yahay.

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 4:08 pm
by mahdi01
Lama Lama indee, Sedi Sedi indee, Dhamaantiin indee, Aweeys Geedoow, he was the bestman in Somalia when it comes to artillery division, actually he did shelled in the south cities more than he did in the north, Specially Mogadishu’s obliteration during Aideed and Ali era, he leveled to the ground neighborhoods in towns like Jilib, Kunturwaarey, Kamsuuba, and Baidoa.

A close friend of him said Aweeys had deep grudges against Somali faradheer and their supremacy over the Jareer people, his first love was a faradheer girl who turned down on him because of his Jareer clan, since then Aweeys developed a secret hate for every faradheer and wanted to punish their wrong deeds.

Ethnic supremacy and racial slurs were more in common in the north than the South of Somalia, there were a lot of complains coming from many high ranking Jareer and Midgaan men in the military of Somalia during the revolutionary government.

Faradheer people should grow up and stop been racist toward minority clans in Somalia.

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 4:22 pm
by Jam Street
Now i am thinking this guy must be the guy who was on the rooftop of Ramadan Hotel during 4 bilood.

That guy was in a league on his own when it comes to madfac ridoow and I don't think there is any human in the history of mankind who killed as much as that man killed let alone any other Somali.

Aweys Geedow faradher si fiican uu uga aarsaday haduu karbaashay Isaaq, Dooro and Hawiye while wearing different shaatiyaal.

Re: Awees Geedow

Posted: Thu Apr 09, 2009 4:27 pm
by BaasAbuur
He was a Somali bantu artilleryman in the Somali army and was later a member of the USC rebel movement that fought against the government.