Postby Moguul21 » Wed May 13, 2009 2:27 pm
Anaga oo ah Puntland community in north America waxaan aduun weynaha u sheegeynaa in dagaal qaawaan iyo xasuuq loo geysanayo shacabka Abgaal ee walaaleheyn ah, waxaan UN, USA, AU, EU iyo Arab League ka codsanynaa in garab la siiyo Madax weyn Sheikh Shariif Sheikh Ahmed iyo dowladiisa.