Toso isku tiirsad hadba kiina taag daran taageera weligiin
Malin jimca ah bay xamar ku dagalamayan war dagaalka ha la joojiyo oo Alshabab hadayan gadh qaadanayn oo dawlada ayan rabin in ay la fariistan oo la heshiiyan si dagaalkan wadankeeni iyo dakeeni maatada aha buburiyey 25 sano ku dhowaad WA INAYNU MEEL UGASOO WADA JEENSANO OO HADAY NABAD WAX KU DIIDEN XOOG LAGU MUQUUNIYO.