Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

reer northern shukaansi

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

reer northern shukaansi

Postby Ayub21 » Sat May 23, 2009 7:43 am

First a guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North would approach a girl.


Wiil: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina Qowdhan Q@ldaan?

Gabar: haa Huuno ee kumaad aheyd adigu?

Wiil: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Gabar: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Wiil: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Gabar: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Wiil: Huuno dee caayda maad inaga deeyn?

Gabar: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan daahsanahaye?

Wiil: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saaratay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Gabar: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Wiil: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal Huuno uyara kaadi.

Gabar: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Wiil: Naa adigeynu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Gabar: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Wiil: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Gabar: Hayaay, waryaarehe ma baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Wiil: Naa baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Gabar: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Wiil: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina adeerkaa ahay oon hadan ku geeyo?

Gabar: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Wiil: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Gabar: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Wiil: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Gabar: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Wiil: Qoodhiin iyho Xeradiine inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Gabar: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Wiil: Dee sow adigaan waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Gabar: Waar kan aanan xifaaladaba aqoon halkuu ka yimi?

Wiil: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Burciyo Hargeysa.

Gabar: Allow kani maxaa ibaday saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Wiil: Huuno magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Gabar: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Wiil: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii fudhinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seeraysaa.

Gabar: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Wiil: Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Gabar: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Wiil: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Gabar: Huuno waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Wiil: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayaay i oraneysaa..billaa caleyk huuno waa ku sidee dee?

Gabar: Waar shukaansi leyne orodoo gawaarida iska eeg.

Wiil: Gawaaridee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Gabar: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Huuno shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Wiil: Waan is mehersaneynaa baa?

Gabar: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Wiil: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Gabar: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma san galisbaa waxaagu?

Wiil: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Gabar: War waaxay af lagaadadu?

Wiil: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo huuno iisheeg.

Gabar: War kani miyuu falanyahay?

Wiil: Naa diintaada waxaa ku sameeyoo inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Gabar: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Wiil: Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida qarastii, laabtana iiga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Gabar: koow.

Wiil: Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Gabar: waar anigu cidlo ima heyso.

Wiil: Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.


Gabar: Huuno aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Wiil: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee huuno wareeg kale ha ii dirin.

Gabar: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Wiil: Walleey iga tahay mid kale.

Gabar: Dee yeelkadaa.

Wiil: Adiguba yeelkadaa.

Gabar: Dee inagu kala dhaqaaji.

Wiil: Ma cid lugaha ku heysaa jidha?

Gabar: Waar ina dhaaf.

Wiil: Waar adiguba ina dhaaf.

Gabar: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Wiil: Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Gabar: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Wiil: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Gabar: Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.


The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....

by BIOB

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: reer northern shukaansi

Postby Rightwing » Sat May 23, 2009 7:53 am

Classic thread

Thanks

User avatar
Navy9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6830
Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
Location: United States of Aliens

Re: reer northern shukaansi

Postby Navy9 » Sat May 23, 2009 8:20 am

It doesnt make sense why would a woman go into this lenght talking to someone she does not know!

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: reer northern shukaansi

Postby Rightwing » Sat May 23, 2009 8:50 am

Ayuub
I have corrected the whole story


First a guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North would approach a girl.


Wiil: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina Qowdhan Q@ldaan?

Gabadhii: haa Huuno ee kumaad aheyd adigu?

Wiil: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Gabadhii: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Wiil: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Gabadhii: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Wiil: Huuno dee caayda maad inaga deeyn?

Gabadhii: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan Degdegsanahee?

Wiil: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saarantay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Gabadhii: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Wiil: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal Huuno uyara kaadi.

Gabadhii: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Wiil: Naa adigeynu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Gabadhii: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Wiil: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Gabadhii: Hayaay, waryaarehe ma baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Wiil: Naa baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Gabadhii: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Wiil: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina adeerkaa ahay oon hadan ku geeyo?

Gabadhii: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Wiil: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Gabadhii: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Wiil: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Gabadhii: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Wiil: Qoodhiin iyho Xeradiine inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Gabadhii: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Wiil: Dee sow adigaan waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Wiil: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Burciyo Hargeysa.

Gabadhii: Allow kani maxaa ibaday saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Wiil: Huuno magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Gabadhii: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Wiil: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii furinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seeraysaa.

Gabadhii: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Wiil: Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Gabadhii: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Wiil: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Gabadhii: Huuno waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Wiil: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayaay i odhaneysaa..billaa caleyk huuno waa ku sidee dee?

Gabar: Waar shukaansi leyne orodoo gawaadhida iska eeg.

Wiil: Gawaadhidee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Gabadhii: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Huuno shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Wiil: Waan is mehersaneynaa baa?

Gabadhii: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Wiil: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Gabadhii: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma sandulaa waxaagu?

Wiil: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Gabadhii: War waaxay af lagaadadu?

Wiil: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo huuno iisheeg.

Gabadhii: War kani miyuu falanyahay?

Wiil: Naa diintaada waxaa ku sameeyoo inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Gabadhii: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Wiil: Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida dacartii, laabtana iiga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Gabadhii: koow.

Wiil: Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Gabadhii: waar anigu cidlo ima heyso.

Wiil: Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.


Gabadhii: Huuno aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Wiil: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee huuno wareeg kale ha ii dirin.

Gabadhii: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Wiil: Walleey iga tahay mid kale.

Gabadhii: Dee yeelkadaa.

Wiil: Adiguba yeelkadaa.

Gabadhii: Dee inagu kala dhaqaaji.

Wiil: Ma cid lugaha ku heysaa jirta?

Gabadhii: Waar ina dhaaf.

Wiil: Naa adiguba ina dhaaf.

Gabadhii: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Wiil: Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Gabadhii: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Wiil: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Gabadhii: Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.


The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....

User avatar
Macaaney_1991
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3600
Joined: Fri May 15, 2009 3:13 am
Location: Gettin ready to Migrate.....

Re: reer northern shukaansi

Postby Macaaney_1991 » Sat May 23, 2009 2:07 pm

:lol: :lol: :lol:
The last part :shock:
:down:

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: reer northern shukaansi

Postby abdikarim86 » Sat May 23, 2009 2:22 pm

:lol: :lol: :lol:

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: reer northern shukaansi

Postby Dhaga Bacayl » Sat May 23, 2009 8:43 pm

The short version is.

Naa mana siisay?

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: reer northern shukaansi

Postby Babygirl- » Sat May 23, 2009 9:33 pm

Naa buudh ban kulaa dhacaya hadaad idiidiid oo waan kuu jidi doona... :lol: :lol: :lol:

Jaw waar ma anigaa! oo ina Cali qowdhan ah.. :lol: :lol:
Last edited by Babygirl- on Sat May 23, 2009 9:41 pm, edited 2 times in total.

Raniyah_
Posts: 184
Joined: Tue Jan 27, 2009 3:53 pm
Location: Semina sawa setuna DAWA yaa bareduu diredhawa!!!!!!!!!!

Re: reer northern shukaansi

Postby Raniyah_ » Sat May 23, 2009 9:41 pm

It doesnt make sense why would a woman go into this lenght talking to someone she does not know!
exactly..ma ruwayad baa la dhigayaa


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 52 guests