Maxammad siyaad barre legacy was not about Him being Merexaan his dawlad was the one who fought discrimination , against bantus midgaans etc and other looma ooyaan , maxaaad imika shaadhkisa uga wasakhaynaysa with card qabila 1991 baad Merexaanimo wax ugu tarri lahayd..
Laakin wiil yar baad tahay kacaankii iyaka wadanka mamuulayee Qabil may kala lahayn
i remmember ninki ciise muse intu carabaha ka yimi Berbera ka soo daggay , marka mid midgaanu ku yidhi midgaanyahow midgaanku dhalay kabihii aan ku dhibtay dee walii maad tollin. ma abahagi kaba tolaha ayaad oo gaysey Ninki cise muse wala soo qabtay Maxkamad bala soo taggay wa magaalada berbera in the 70s
markaasu yaabay maxa la ii soo xidhay buu yidhi , dee ninkan baad haybtiisa yastay ba la yidhi oo aanugu maxaan ku sheegay buu yidhi anagu waddanka waxan ka tagay iyaku midga la yidha , eeh maxaad oo bixiseen
, markaasu lugu yidhi jaalle baa la yidha hadda
, dee sa na dhahha
buu yidhi