Xidigta mar haduu maansadii badowna soo booday waan sii hadaafiye yarta bal yara harowso.
also Gogarad waa lagu batay and like she say her head might get too big to carry
so instead this is for Mizz-chief iyadaa u baahan bit of attention
-Hillaac by Cilmo Boodhari.
---
Inaadeer hagaagtaye haddaad hilinka sii qaadid
Hataq iyo illaah kuguma rido hagabihii sheekhe
Mid hubsiimo badan baad tahoo halo la siiyaaye
Adigaan halyeey kuu gartiyo huruntii daa'uude
Hillaac baa Berbera iiga baxay mizz agteediiye.
-----
Hurdadana habeenkii maledo had iyo waagiiye.
Sida hoorimaad baa qalbigu ii hanqanayaaye
Waa lay horjoogaa sidii horudhacdii geele
------
Inaan Haybsiged dhigay hadday Hodan i moodeyso
Gabdho kale oo aan haasaawiyaa wayga haniyaade
Haddaan hadyad caano ugu diro hooh-lidaa gubiye
Maxaan kula hagaagaa yartu way hanweyn tahaye