[quote="mizz_chief"]
Sidaa ii ogayd baan adiga mooye ragba ilaaway
sidaa ii ogayd baan ubax la moodyo ku amaana
sidaa ii ogayd baan axdigeeni ku adkeeyaaa...
Miyaad ogayd, miyaad ogayd, miyaad Iloowday,
Inaad jeceyl igu abuurtay, ubkayganaa ku beerantahay, maba ilaaweey..
well something along them lines, if im mistaken please feel free to correct me..
[/quote].........
Dearst sis check this song.....
Ubaxyahow Bidhaamee Oogada ka nuuraay Eegmada Jalleecada
Indhahayga Naxariis Adigaa Ku Beereee....
Onkod Galaab Hilaaciyo Roob Aroorya Da'ayaay....aga Gaarka beerkiyo
Wadnaha ila Xirkiisaa Rabbi Kugu abuureee...
Waad Ii Ahaatoo Iimaanka Deeqadaye...Naftu ku Ogolaayaye ...
Ifka Nolosho Waa Adi.....
Just Imaging Your Man looking At you...and Singing That Song For You ...
Lord Have Mercy on My soul...
Another Song....
Hurdi Waayey Awgaa Kaamana Hoydee Bal inaan Harsado
Sida Hooyo Wiilkeed Hab Isoo Dhaheeey...
Halbawlaha Wadnuhu Ma Habo Dhiig uma Hanbeeyee Hagaag
Uma Shaqee..... an so and so on....
Hiba ooy ina Abtay Haddii uu Hilibkaygu kugu yaal Ama uu Habeen Qura
kaa Galay Hunguri Nafta Baas la Hadaloo Haasaawe Galab Qura...
Halkii Aad Maraysaan Hareeyaa Qalbiga Kaala Heesaaa Milicduna Ihaysaa
Anoo Hiif Jacayl Qaba....
Labadaa hees are one Of My Fav Songs....