Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
mudarad regarding khawariij..
[youtube]MMJD60V1sl8&eurl[/youtube]
[youtube]irh6JYXiZB8&NR[/youtube]
[youtube]MMJD60V1sl8&eurl[/youtube]
[youtube]irh6JYXiZB8&NR[/youtube]
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
sheeydaan abdiqaadir muumin waa sheeydaan khawaariji ah, kaasoo ka mid ah kuwa af ku dhiiglayaasha xalaaleeyey xasuuqa ka socda magaalada mogadishu iyo gobolada koonfureed.
abdiqaadir muumin , isagoo BAASABOOR YURUB heeysta kuna raaxeysta nimcada taal yurub ayuu dadka masaakiinta xamar deggan ee ay KHAWAARIJTA AL SHABAAB xasuuqa ku hayaaan dagaalkooda ku tilmaamey JIHAAD.
sheeydaan ABDIQAADIR MUUMIN waa nin qabiliiste ah. BUNTILAND dadka maamula waxba kama sheego, lakiin dagaalka ay khawaarijta ka wadaan mogadishu ee ay kula dagaalamayaan DAWLADA KU MEELGAARKA AH wuxuu uu ugu yeeray dagaal JIHAAD AH.
naarta allaha geeyo sheeydaanka CABDUQAADIR MUUMIN. hooyooyinka xamar deggan ee guryahooda laga qaxiyey ee afurka markeey tahay HOOBIYAHA lagu bilaabo inshalah aakhiro markii la gaaro IYAGOO FARAS OO KALE madaxa ka saaran inshalah allaha soo saaro AFKU DHIIGLE SHEEYDAAAN ABDQAADIR MUUMIN

abdiqaadir muumin , isagoo BAASABOOR YURUB heeysta kuna raaxeysta nimcada taal yurub ayuu dadka masaakiinta xamar deggan ee ay KHAWAARIJTA AL SHABAAB xasuuqa ku hayaaan dagaalkooda ku tilmaamey JIHAAD.
sheeydaan ABDIQAADIR MUUMIN waa nin qabiliiste ah. BUNTILAND dadka maamula waxba kama sheego, lakiin dagaalka ay khawaarijta ka wadaan mogadishu ee ay kula dagaalamayaan DAWLADA KU MEELGAARKA AH wuxuu uu ugu yeeray dagaal JIHAAD AH.
naarta allaha geeyo sheeydaanka CABDUQAADIR MUUMIN. hooyooyinka xamar deggan ee guryahooda laga qaxiyey ee afurka markeey tahay HOOBIYAHA lagu bilaabo inshalah aakhiro markii la gaaro IYAGOO FARAS OO KALE madaxa ka saaran inshalah allaha soo saaro AFKU DHIIGLE SHEEYDAAAN ABDQAADIR MUUMIN

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
easy with the emotional rant's..there is no dowlad meesha waxaa xukunta amisom iyaga waxaa laga xukumaa addis ababa..marka jihaadka waa xaq..no more isbaaro..no more moryaanimo..law and order will be brought back to muqdisho and all the animal moryaamin that has destroyed the city will be removed..ama ooy ama qeeyli wax aad hada sameeyn kartid baa iska yar...DR-YALAXOOW wrote:sheeydaan abdiqaadir muumin waa sheeydaan khawaariji ah, kaasoo ka mid ah kuwa af ku dhiiglayaasha xalaaleeyey xasuuqa ka socda magaalada mogadishu iyo gobolada koonfureed.
abdiqaadir muumin , isagoo BAASABOOR YURUB heeysta kuna raaxeysta nimcada taal yurub ayuu dadka masaakiinta xamar deggan ee ay KHAWAARIJTA AL SHABAAB xasuuqa ku hayaaan dagaalkooda ku tilmaamey JIHAAD.
sheeydaan ABDIQAADIR MUUMIN waa nin qabiliiste ah. BUNTILAND dadka maamula waxba kama sheego, lakiin dagaalka ay khawaarijta ka wadaan mogadishu ee ay kula dagaalamayaan DAWLADA KU MEELGAARKA AH wuxuu uu ugu yeeray dagaal JIHAAD AH.
naarta allaha geeyo sheeydaanka CABDUQAADIR MUUMIN. hooyooyinka xamar deggan ee guryahooda laga qaxiyey ee afurka markeey tahay HOOBIYAHA lagu bilaabo inshalah aakhiro markii la gaaro IYAGOO FARAS OO KALE madaxa ka saaran inshalah allaha soo saaro AFKU DHIIGLE SHEEYDAAAN ABDQAADIR MUUMIN![]()

Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
I knew that al-shabab was shaydaamin when all the ina yeey supporters suddenly was pro Al-Shabab.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
your indeed very wrong I have never been pro cabdullahi yusuf..subeir123 wrote:I knew that al-shabab was shaydaamin when all the ina yeey supporters suddenly was pro Al-Shabab.

Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
Maybe not you but i have come across many puntlanders who is.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
subeir..what about the hutu's who was calling for jihad yesterday claiming war on xabashi's but when given the so called TFG president post they are calling the mujaheden khawariij while inviting every kafir nation on this earth(including the xabashi's) to invade Somalia what do you call that sxb?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
Abdisamad sxb dont let somalinet fool you and am not lying to you majority of Hawiye in xamar support Al-Shabab and Xisbul-Islam even Sharifs sub-clan dont support him. What am trying to say is dont be too happy if xamar falls, because Galkacyo will be next. Right now Amisom is saving Sharifs ass.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
sxb I would wlc islamic rule in gaalkacyo..subeir123 wrote:Abdisamad sxb dont let somalinet fool you and am not lying to you majority of Hawiye in xamar support Al-Shabab and Xisbul-Islam even Sharifs sub-clan dont support him. What am trying to say is dont be too happy if xamar falls, because Galkacyo will be next. Right now Amisom is saving Sharifs ass.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
wax aan kuu sheego AF KU DHIIGLE sheeydaan ABDQAADIR MUUMIN hadduu daacad yahay, wuxuu wax ka sheegi lahaa xukunka aan ku dhisneeyn shareecada islaamka ee ka jira BUNTILAND.abdisamad3 wrote: easy with the emotional rant's..there is no dowlad meesha waxaa xukunta amisom iyaga waxaa laga xukumaa addis ababa..marka jihaadka waa xaq..no more isbaaro..no more moryaanimo..law and order will be brought back to muqdisho and all the animal moryaamin that has destroyed the city will be removed..ama ooy ama qeeyli wax aad hada sameeyn kartid baa iska yar...
abdirqaadir muumin masaajidka uu ka wacdinayey hadalkan youtube ku jira wuxuu ku yaalaa BOOSAASO, wax ka yar xoogaa KM masaajidkaas waxaa ku ag yaal XAFIISKA SIRDOONKA ETHIOPIA ay ku leedahay BOOSAASO.
sheeydaanka abdiqaadir muumin waxaas oo dhan uma jeedo sababtoo ah qabiil naceyb ayaa ka buuxa wuxuu doonayaa in la xasuuqo shacabka xamar guryahooda laga qixiyey aysan waligood ku soo noqon.
af ku dhiigle abqaadir muumin wuxuu yiri JIHAAD halgu qaado dawlad goaansatey isku maamulka SHAREECADA ISLAAMKA dawlada ku meelgaarka ah, wuxuu taageeray dagaaal ay dhamaan mushaaqida somaliyeed ay ku tilmaameen DAGAAL FIDNA.
SHEEKH CUMAR FAARUUQ. SH SHARIIF ABDINUUR DHAMAAN SHEEKHYADA UGU WAAWEYN SOMALIA WAXAY YIRAAHDEEN DAGALKA KHAWAARIJTTA AL SHABAAB KA WADAAN XAMAR WAA DAGAAL FIDNA. SHEEYDAANKANA YURUB BAASABOORKEEDA HEEYSTA CIYAALKIISA UK U DEGGAN YIHIIN WUU TAAGEERAY IN HOOYOOYINKA XAMAR CARUURTA LA XASUUQO HOOBIYE LAGU AFURIYO.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
yalaxow adaa qabiil kaa buuxa..runta markii lasheego muqdisho dadka waxaa lagu dilayay 20 sano ku dhawaad markaasna al-shabaab ma joogin..meesha eey al-shabaab ka taliso dhac dil iyo isbaaro ma taalo sxb..meesha gaalo ku duushay waana laga sifeeynaya insha-alllah dadkana guryoohada weey ku soo laaban donaan.. 

Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
Abdisamad so you would choose Abu Zubeyr, Dahir Aweys over Faroole 

Last edited by subeir123 on Sun Sep 06, 2009 4:37 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
inkaari kuugu dhacdee xagee ayuu joogaa hawiye ama soomalida deggan mogadishu ama koonfurta somalia ee taageeraya KHAWAARIJTA AL SHAYAADIIN AL SHABAAB iyo xisbul xasuuq.subeir123 wrote:Abdisamad sxb dont let somalinet fool you and am not lying to you majority of Hawiye in xamar support Al-Shabab and Xisbul-Islam even Sharifs sub-clan dont support him. What am trying to say is dont be too happy if xamar falls, because Galkacyo will be next. Right now Amisom is saving Sharifs ass.
99.9% shacabka deggan mogadishu maalin waliba 24 saac waa nacaladaan khawaarijta al shabaab ee hoobiyaha aan loo meel dayin ku xasuuqa shacabka xamar.
al shabaab iyo shayaadiinta qixiyey hooyooyinka caruurta masaakiinta reer mogdishu ee guryahoodii ka qixiyey habeen iyo maalin waa la nacaladaaa.
dadka khawaarijta al shabaab taageera waa dadka deggan gobolada BUNTILAND, kuwa ka yimid KILILKA SHANAAD EE ETHIOPIA sababta kaliya ay u taageerayaan al shabaab waa NACEYB ay u qabaan shacabka xamar qaasatan qabiilka hawiye,
dadkaa waxay is leeyihiin al shabaab waa idiin aargudeysaa, dagaalka KHAWAARIJTA AL SHABAAB wadaana waa dadka DOLLARKA uga dira yurub iyo wadamada kale.
inshalah khawaarijta iyo shayaadiinta taageerta meel xun ayaa u danbeeysa shacabka deggan xamar iyo koonfurta somaliana dhib waliba ay ku qaadato iyagaa ALLAH SIIN GUUSHA kama danbeeysta. khawaarijtana al shabaab iyo shayaadiinta taageerta HALAAG AYAA U DANBEEYN INSHALAH.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Kala Saarid Khawarijta iyo Dadka Umada ugu Kheyrka Badan
I dont care who is the amir or what qabiil he come from as long as its true islamic shariica rule..subeir123 wrote:Abdisamad so you would choose Abu Zubeyr, Dahir Aweys over Faroole

we are all one islam..

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 286 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 0 Replies
- 218 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 0 Replies
- 719 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 1 Replies
- 319 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 30 Replies
- 2299 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by Madman23
-
- 24 Replies
- 1543 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 7 Replies
- 674 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 5 Replies
- 841 Views
-
Last post by MujahidAishah