Moderators: Moderators, Junior Moderators
The red midget one is Canoole.........the blue represents everyone they ever went to war with.Dionysus avatar= blue stickman is shabab while the red stick man MADOOBE getting whooooooooped over and over and over and over again.
Do you mean they always get KARBASHED?The red midget one is Canoole.........the blue represents everyone they ever went to war with.Dionysus avatar= blue stickman is shabab while the red stick man MADOOBE getting whooooooooped over and over and over and over again.
Word on the street is that there are 8 Marehan hostages taken in the battles of the past 3 days by mujahideenta CaanooleDo you mean they always get KARBASHED?
And chilling in Xamar...Wararka dheeraadka ah ee laga helayo dagaalkii xalay ka dhacay Buula xaaji ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalkii xalay uu si xun ugu dhaawacmay taliyihii watay ciidamadii xalay duulaanka ku qaaday Buula xaaji kaasoo magaciisa naloogu sheegay Farxaan Daahir Warsame oo Al-shabaab u qaabilsanaa arimaha Bulshada.
Wararku waxay intaas ku darayaan in dagaalkii Xalay Al-shabaab lagu jabiyey dibna loogu celiyey halkii ay ka soo duuleen.
Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in Al-shabaab ay isku dayeyaan kaarto cusub oo ah in furin cusub ay ka furaan dhanka Buula xaaji si ay u khafiifiyaan culayska ka saaran dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Xaalada Jubooyinka ayaa weli ah mid KEEB LA YUURUR AH oo xili kasta la fili karo in dagaalo ay qarxaan.
Dhanaan.com
Dhaqdhaqaaqa dugsiga al furqaan oo qeyb ka mid ah xizbul islaam, ayaa caawa laga sugaya magaalada muqdishow, ciidan xoogan oo horkacayo gudoomiyaha ururkaas ayaa ku soo fool leh gobolka banadir
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo qul qulaya ciidamo xoojinya Xisbul Islaam kuwaas oo ka yimid magaalada Kismaayo waxaana saaka soo gaaraya Muqdisho ciidamo uu horkacayo Sh Xassan Turki.
Ciidamada Sh Xassan Turki ayaa wata gaadiid kuwa dagaalka ah waxaana ay xarun ka dhigteen garoonkii Diyaaradaha ee ku yaalay dayniile oo xarun u ahaan jirtay Maxamad Qanyare Afrax.
Waxaa Sidoo kale ka socda magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar ay leeyihiin ururka Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyaga oo diyaarinaya qaabka ay u ridi lahaayeen Sh Shariif Sh Ahmed.
Waxaa sidoo kale ku soo wajahan magaalada Muqdisho Ciidamo uu horkacayo Sh Maxamed Mire oo ah ku xigeenka Labaad ee Xisbul Islaam kuwaas oo la filayo in ay soo gaaraan ilaa caawa ama birito magaalada Muqdisho.
Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ayaa doonaya in ay sameystaan Hogaan mid ah waloow ay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo diidan arinkaas waloow inta badan ay soo dhaweeyeen dadaalka ay wadaan Sh Xassan Turki iyo Sh Xassan Daahir Aweys.
C/Casiis Maxamed
Halgan.net
^^^^^ Cano Bore are aimless, shiishka way ku liitaan.Word on the street is that there are 8 Marehan hostages taken in the battles of the past 3 days by mujahideenta Caanoole
he shouldn't quit his day job or whatever...im sorry bt he's talentless he can't singAdvo, what do you think of this somali rnb cat, someone in boxed me the link on FB and was like pass it on lol.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 44 guests