Kismaayo:War deg deg ah :Shabaabka Kismaayo oo sheegay in gantaalo ku soo rideen diyaarad hawada mareysay
19. oktober 2009
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Kismaayo(AllPuntland)Sarkaal u hadlay maamulka Shabaabka Kismaayo ayaa goordhaw idaacadaha u sheegay in ay soo rideen mareysay hawada Kismaayo oo ah nuuca wax basaasa .
Diyaaradan ayay sheegeen saraakisha Shabaabka in ay ku dhacday dhinaca badda sida uu hadalka u dhigay ,waxaana dadka deeganka ay sheegeen in ay maqleen guuxa diyaarada xiliga lagu duqeynayey rasaasti lidka diyaaradaha.
Xaalada ayaa kacsan ,waxaana diyaaradaan loo badinayaa in ay tahay mid ka soo kacday maraakibta dagaal ee taala xeebaha Soomaliya .
Xafiiska Muqdisho AllPuntland kala soco wixi soo kordhaa