Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Magacyada somalida ugu Funny San

Arimaha Nolosha Khuseeya

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

Magacyada somalida ugu Funny San

Postby hanad_mn » Thu Nov 26, 2009 12:03 am

Magacyadii Soomaliyeed ee aan maqlo kuwii iigu qosolka badnaa:

1) MADAXBUUR FARABADNE WAALOOW oo ku magac dheer WARAABE

2)CILMI DEEXOOW DEEFOOW DEEROOW oo ku magacdheer DHAFAAG-DHAFAAG (Waa sadex xarigle ka shaqeeynjiray Gaarshiraha)

3)ABDI BAALAYAX UKULI AKAAL (Macalin dugsiga Sare ee Beydhabo)

4)DHUNKAAL COLHAYE COLUJOOG (Nin rayad ah oo reer Gaalkacyood ah oo Saldhig Biliis u soo dacwooday laakiin magaciisoo laga shakiyay awgeed loo xiray inuu isaga gardarnaa colaadna bilaabay)

5)SALEEBAAN JACIIR JACUUR MULAC(Raadiyo Muqdisho ayaan ka maqlay 1982 markii la sheegayay ardadii dugsiga sare ka qalinjabineysay wixii dhacay iyo wixii baasay)

6) CALITUUR KALAJABAN XARYAN (waa maqlay)
7) Joof Qurux Qaaruf Siilfurkiis

7)SATEEY BAACULI KANIIN oo ku magacdheer SITIBIIBI (dariskeena eey aheeyd)

8)CUSLI CIIDAN KALAGUUR (waa maqlay)

9)BAASADIIQ MACAAN KACOOW MALAAQ (Xamarweyne aas dukaan ku lahaa)

10)HODAN ISTAKIIN YAABANE GUREEY

edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Postby edleh » Thu Nov 26, 2009 1:49 am

Sxb intii aan ku foognaa ilmariska ama akhriska magacyada aad soo qortay, iima aysan iftiimin wax aan ku tilmaami karo in ay yihiin 'Funny', hase ahaatee, waxaad moodaa in dhammaan, amaba inta badan aan iraahdee, ay magacyadaasu yihiin qaar carabka u keenaya karaahiyo ama wahsi. Sababtuna waa qaabdarada & qallafsanaanta ka muuqata magacyadaas.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9930
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Postby zingii » Thu Nov 26, 2009 2:32 am

edleh wrote:Sxb intii aan ku foognaa ilmariska ama akhriska magacyada aad soo qortay, iima aysan iftiimin wax aan ku tilmaami karo in ay yihiin 'Funny', hase ahaatee, waxaad moodaa in dhammaan, amaba inta badan aan iraahdee, ay magacyadaasu yihiin qaar carabka u keenaya karaahiyo ama wahsi. Sababtuna waa qaabdarada & qallafsanaanta ka muuqata magacyadaas.


Dude how old r u man?

ur somali caadi ma'ahan. :up:

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7591
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Postby sheekh-Farax-zero » Thu Nov 26, 2009 11:31 am

[size=1504)DHUNKAAL COLHAYE COLUJOOG (Nin rayad ah oo reer Gaalkacyood ah oo Saldhig Biliis u soo dacwooday laakiin magaciisoo laga shakiyay awgeed loo xiray inuu isaga gardarnaa colaadna bilaabay)
][/size]



:lol: :lol: :lol: funny


Return to “General - General Discussions”

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Who is online

Users browsing this forum: chelseaforever, MissMoalim and 24 guests