Page 1 of 1

Magacyada somalida ugu Funny San

Posted: Thu Nov 26, 2009 12:03 am
by hanad_mn
Magacyadii Soomaliyeed ee aan maqlo kuwii iigu qosolka badnaa:

1) MADAXBUUR FARABADNE WAALOOW oo ku magac dheer WARAABE

2)CILMI DEEXOOW DEEFOOW DEEROOW oo ku magacdheer DHAFAAG-DHAFAAG (Waa sadex xarigle ka shaqeeynjiray Gaarshiraha)

3)ABDI BAALAYAX UKULI AKAAL (Macalin dugsiga Sare ee Beydhabo)

4)DHUNKAAL COLHAYE COLUJOOG (Nin rayad ah oo reer Gaalkacyood ah oo Saldhig Biliis u soo dacwooday laakiin magaciisoo laga shakiyay awgeed loo xiray inuu isaga gardarnaa colaadna bilaabay)

5)SALEEBAAN JACIIR JACUUR MULAC(Raadiyo Muqdisho ayaan ka maqlay 1982 markii la sheegayay ardadii dugsiga sare ka qalinjabineysay wixii dhacay iyo wixii baasay)

6) CALITUUR KALAJABAN XARYAN (waa maqlay)
7) Joof Qurux Qaaruf Siilfurkiis

7)SATEEY BAACULI KANIIN oo ku magacdheer SITIBIIBI (dariskeena eey aheeyd)

8)CUSLI CIIDAN KALAGUUR (waa maqlay)

9)BAASADIIQ MACAAN KACOOW MALAAQ (Xamarweyne aas dukaan ku lahaa)

10)HODAN ISTAKIIN YAABANE GUREEY

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Posted: Thu Nov 26, 2009 1:49 am
by edleh
Sxb intii aan ku foognaa ilmariska ama akhriska magacyada aad soo qortay, iima aysan iftiimin wax aan ku tilmaami karo in ay yihiin 'Funny', hase ahaatee, waxaad moodaa in dhammaan, amaba inta badan aan iraahdee, ay magacyadaasu yihiin qaar carabka u keenaya karaahiyo ama wahsi. Sababtuna waa qaabdarada & qallafsanaanta ka muuqata magacyadaas.

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Posted: Thu Nov 26, 2009 2:32 am
by zingii
Sxb intii aan ku foognaa ilmariska ama akhriska magacyada aad soo qortay, iima aysan iftiimin wax aan ku tilmaami karo in ay yihiin 'Funny', hase ahaatee, waxaad moodaa in dhammaan, amaba inta badan aan iraahdee, ay magacyadaasu yihiin qaar carabka u keenaya karaahiyo ama wahsi. Sababtuna waa qaabdarada & qallafsanaanta ka muuqata magacyadaas.
Dude how old r u man?

ur somali caadi ma'ahan. :up:

Re: Magacyada somalida ugu Funny San

Posted: Thu Nov 26, 2009 11:31 am
by sheekh-Farax-zero

:lol: :lol: :lol: funny