our problem is somalia is even late siyaad bare did not built great Presidential Palaces!! villa somalia its just big square wall whit in no big palaces. waxba ma uusan dhisin mr siyaad 21 years meeshaas u eg xero qaxooti ayuu ku dhex jirey.
xitaaa in 20 years civil war villa somalia ma aysan burburin. waxa kaliya burburey waxay aheeyd aqalkii baarlamaanka.
waxaa la yaab leh duqa late barre xagee ayuu seexin jirey madaxweynayaasha boqashada ku yimaada somalia? villa somalia haddii la bar bardhigo Presidential Palaces Djibouti waxay noqoneysaa meel aad u foolxun!
look poor country of haitis Presidential Palaces sida ay u taaalo!!
