Moderators: Moderators, Junior Moderators
as if shabab are god, and the people will say: well we are no muslims anymore so no salaat,no ramadan etcThese gangsters are taking the piss with Islam
HUTUNKU ADIGA MAA KA FIICAN. ADIGAABA GAALEEYSIIYAY ASAGA. SOO MARKA KULIGEEN ISKU MID AYAA NAHNAY. WE CALL EACH OTHER MURTAD. SO WHY YOU BLAMING THE BLAMER IF YOU ARE ONE OF THEM.Fu'aad Shongole oo gaalo ku tilmaamay iney yihiin Tifaftirayaasha Laamaha Afsoomaaliga BBC-da iyo VOA-da
Mogadishu Sunrday 25 April 2010 SMC
Fu'aad Maxamed Khlaf (Shongole) ayaa ka hadlay Liis uu sheegay inay ka mid yihiin shaqsiyaad uu sheegay inay ka baxeen Diinta Islaamka, islamarkaana ay yihiin kuwo Ridaabay, iyadoo uu xiligaasi ka hadlaayay Fu’aad Shongole Masjid ku yaal gudaha Suuqa Bakaaraha.
Khudbad dheer ayuu ka jeediyay Fu’aad Shongole Masjidka ku yaala Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Daawada, wuxuuna Qudnadiisa Cinwaan uga dhigay Murtadiin cusub, iyadoo xiligaasna ay dhagaysanaayeen dadweyne fara badan.
Sidoo kale Fu’aad Shongole waxa uu sheegay in shaqsiyaad ay ka mid yihiin Tifaftiraha Laanta Af-Soomaaliga BBC-d Yuusuf Garaad Cumar iyo Tifaftiraha Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da C/raxmaan Yabarow ay iyagu ka baxeen Diinta Islaamka.
“Ragaasi waxa ay wadaan Mu’amaraad ka dhan ah diinta Islaamka, sidaas ayayna uga baxeen Diinta Islaamka” ayuu yiri Fu’aad Shongole wuxuuna si weyn u amaanay tallaabadii ay kaga joojiyeen dhageysiga Idaacadaha FM-ka deegaanada ay gacanta ku hayaan.
Fu’aad Shongole waxa uu sheegay in raggaas ay yihiin kuwo mudan in xukunka alle lagu qaado, wuxuuna sidoo kale sheegay in Siyaasiga Axmed C/Salaan Xaaji Aadan iyo Gudoomiyaha Guud ee Ahlu sunnah Waljamaacah Macalin Maxamuud inay iyaguna Diinta Islaamka ka baxeen oo ay Murtadiin yihiin.
Dhanka kale Fu'ad Shongole ayaa dhinaca wacyi gelinta iyo baraarujinta u qaabilsan Al-Shabaab, wuxuuna sanadkii 2008-da soo saaray Fatwo uu ku gaaleysiiyay Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, Baarlamaanka, iyo dhamaan shaqaalaha dowladda oo idil.
^ same like aweys, ali dheere, abu mansur, axmed godane, caraale and kabo kudukade.
They (khawarij nasibis,both men and women) are not to be greeted, nor are they to be visited, nor are they to be married, nor is their testimony to be accepted, nor are their sacrifices to be eaten.
But Allah swt is most merciful.
So the door of repentance is open
The honorable men would even spit on you if you was burning and your speaking about them greeting you...fuking xabashi boot sniffin dameer.^ same like aweys, ali dheere, abu mansur, axmed godane, caraale and kabo kudukade.
They (khawarij nasibis,both men and women) are not to be greeted, nor are they to be visited, nor are they to be married, nor is their testimony to be accepted, nor are their sacrifices to be eaten.
But Allah swt is most merciful.
So the door of repentance is open
Ya sheikh,Hawiye are dumb arses. How can they allow a dirty Jaberti Murtad to say such things about another Hawiye in their presence ?
Faud Shongole has been heard boasting to his Jaberti kin that he is taking revenge against Hawiye for 1991.
Yet Hawiye don't see the big picture.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 102 guests