Sland iyo Pland way noo simanyihiin mid kastaba dhirbaaxdii ku timaata waan taageeraynaa...
Laakin Dhabycada waa loo tudhay, Iyaga laakiin Maamul ahaan bay u dhibeen.Somaliland Shacab iyo kuwa Ganacsata ah baa wada sirdoon u noqday Itoopiya, markii loo adkeysan waayay raashinkii baa laga xidhay oo baabuurtii baa laga fadhiisiyay...Puntland barigii dambe ganacsigii waa kii mar laga xidhay, Faroole'na ila Kenya absame ku raali galiyay laakiin balaayada faraha xun waa halkiisii, Sheekh atom baa fara maroojin doona Inshallah lol...Sland iyadu dabacedeeda waxay u egtahay inay is badashay, koley way aragtaa Itoopiya inayna wax u taraynin.
Abdalle waa runtay waa fact Dauud Axmaar baa dhuusadii idin ku celiyay.
lol cuqdada heergaas bay gaartay, in lagu duceesto Puntland burburkeeda. Horta dont you know that Puntland hosts alot of your fellow OGs in Gaalkacyo and Bosaso? Where do your business men and suldans seek their refuge?Since the beginning of times waa inoo imaan jirtiin markay dhib ina soo gaarto.
Majeerteen u sheeg xaajadaa, waa mashaqo weyne
Kuwii ficilka maamuli ogaa, wada muhiibsiiya
Maxamuud Saleebaan u mari, madaxyo weyntiisa
Bal in ay dhabliga meeriyaan, aad u maqashiiya
The difference between us and you is that we use ethiopians but they use you
And the kings of Wardheer wala ogyahay. Hadaad quwad leedahay iga buri meeshaas