Postby FULL_MOON » Mon Aug 15, 2005 6:29 am
Horta get this aligned, You mother has more civil liberties in diinta, hooyadaa janada iridkeeda ayee kuu fadhisaa, naag ku diin ha iska dhigin bada bee ka buuxaan ALLAH (SWT) ayaa nasiiyay. hooyadaa hadii xaaskaaga ay ka gardarantahay waa la iska cafiiyaa. habarta warkeeda dhageeso hadii ay ku tiraah do fur xaaskaaga, you have no preferential but to end it.
.
.
بارك, جعله مقدس, رسم إشار