Moderators: Moderators, Junior Moderators
XimanJaale=Somaliboqor when in yey was president = baqdad bob
lol this is so true, he reminds me of somali boqor when his awowe was in the office.XimanJaale=Somaliboqor when in yey was president = baqdad bob
Boqolaal qoys oo degenaa xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa bilaabay inay guryahooda ka barakacaan, kaddib markii ay u adkeysan waayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo la soo gudboonaaday iyo cuna qabateynta maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ku soo rogeen dadka degan meelaha ay ka taliyaan, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay Degmada X/Weyne xaafado ka tirsan ay ku soo qulqulayeen qoysaskaasi horay u degenaa Demaga Kaaraan, iyagoo qaarkood aqallo cooshado ah ka sameystay bartamaha Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan dhismayaashii ay magaalada Muqdisho caanka ku ahayd.
Dhismayaasha caanka ah ee Degmada X/Weyne ku yaalla oo dadka barakacayaasha ah ay degeen waxaa ka mid ah xaruntii Kaniisadda, Hotel Shabelle, Sulficar Ali Bhuto, Shinemo Misyooni iyo dhismayaal kale oo ku dhow, iyadoo dhismayaashaasi ay degeen qoysas ka soo barakacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid kuwaasi oo u badan qoysas xoolo dhaqato ah.
"Waxaan ka soo qaxnay Kaaraan, Dowladeena sharafta leh waxaan ka dooneynaa inay dhibka aan ku jirno naga saarto" ayay tiri hooyo ka tirsan qoysaska ka soo barakacay degmada Kaaraan ee dhinaca Dowladda u soo raadsaday nolol, kaddib markii ay u adkeysan weysay amarrada iyo cadaadiska dhinaca nolosha ah ay kala kulantay ururka Al-Shabaab.
Degmada X/Weyne oo ka mid ah degmooyinka sida aadka ah ugu burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana degmadaasi oo ay ku yaalaan inta badan dhismayaasha qadiimiga ah ee Soomaaliya caanka ku tahay iyagoo uu ka muuqdo burburkii soo gaaray haatan isku bedelay xarumo ay degan yihiin qoysaska ka soo barakacaya degmooyinka G/Banaadir ee ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
May Al-Shabaab suffer and go to jahanama
Is the suffering of innocent people amusing for you now? SubxannallahBoqolaal qoys oo degenaa xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa bilaabay inay guryahooda ka barakacaan, kaddib markii ay u adkeysan waayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo la soo gudboonaaday iyo cuna qabateynta maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ku soo rogeen dadka degan meelaha ay ka taliyaan, iyadoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay Degmada X/Weyne xaafado ka tirsan ay ku soo qulqulayeen qoysaskaasi horay u degenaa Demaga Kaaraan, iyagoo qaarkood aqallo cooshado ah ka sameystay bartamaha Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan dhismayaashii ay magaalada Muqdisho caanka ku ahayd.
Dhismayaasha caanka ah ee Degmada X/Weyne ku yaalla oo dadka barakacayaasha ah ay degeen waxaa ka mid ah xaruntii Kaniisadda, Hotel Shabelle, Sulficar Ali Bhuto, Shinemo Misyooni iyo dhismayaal kale oo ku dhow, iyadoo dhismayaashaasi ay degeen qoysas ka soo barakacay xaafado ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid kuwaasi oo u badan qoysas xoolo dhaqato ah.
"Waxaan ka soo qaxnay Kaaraan, Dowladeena sharafta leh waxaan ka dooneynaa inay dhibka aan ku jirno naga saarto" ayay tiri hooyo ka tirsan qoysaska ka soo barakacay degmada Kaaraan ee dhinaca Dowladda u soo raadsaday nolol, kaddib markii ay u adkeysan weysay amarrada iyo cadaadiska dhinaca nolosha ah ay kala kulantay ururka Al-Shabaab.
Degmada X/Weyne oo ka mid ah degmooyinka sida aadka ah ugu burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay, waxaana degmadaasi oo ay ku yaalaan inta badan dhismayaasha qadiimiga ah ee Soomaaliya caanka ku tahay iyagoo uu ka muuqdo burburkii soo gaaray haatan isku bedelay xarumo ay degan yihiin qoysaska ka soo barakacaya degmooyinka G/Banaadir ee ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
May Al-Shabaab suffer and go to jahanama
Wat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.what Mr Marexan?
Give me the pillWat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.what Mr Marexan?
What news is inaccurate? This news is true and you can call Mogadishu now and ask them, wallahi u are ignorant. Btw this news is not new people have been coming to the TFG area since the drought started, wat does that tell us? That Al-SHABAAB have nothing for the citizens. Btw you can look at every news websites/ newspapers/ media that this news is true!!!!!!!!!!!!!!!!!!!Give me the pillWat you on about? Your obessed about marexaan take a chill pill mate.what Mr Marexan?
You posted an article that was inaccurate thus I laughed at your naivity or should I say it was bolox.
Firstly, TFG don't control 4KM it's just a term that people use to degrade the government, lastly TFG controls 6 districts, central mogadishu, and all posh areas of Mogadishu. So yeah people that were in AL-Shabaab area in Xamar are coming to TFG areas such as Degmada Xamar weyne, Degmada Xamar jabjab, Degamada waberi, Degamada Dharkenley etc. So warka sii fiican la socoso you are telling me people are flocking to the 4 km safe heaven?
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 57 guests