Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Jimco Wanagsan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9630
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Jimco Wanagsan

Postby ciyaal_warta » Fri Mar 11, 2011 12:23 am

am off to jimco prayer...Jimco wanaagsan sooooomaaaaaaaaaaaalaaaaaaaaaaaaaaay

░▀─▀─█▀▀█───█───────▀─▀────────────░
░█▀█─█▄▄▄─█─█─█─█▀█─█▀█─█▀▀─█▀█─▀▀█░
░█▄█▄▄▄▄█─█─▀▀▀▀█▄█─▀▀▀▀▀▀▀▀█▄█▀▀▀▀░
░───────▄▄█───▀───────────────────▀

:mrgreen:

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby LivingToSucceed » Fri Mar 11, 2011 12:27 am

jimco wanaagsan 2you2 ciyaal. :D





:rose:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Jimco Wanagsan

Postby Goljano Lion » Fri Mar 11, 2011 12:27 am

JIMCO wanaagsan, duqa maalin dhan baad naga horaysaa , where i live, its not even 9:30 pm yet

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20706
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby The_Patriot » Fri Mar 11, 2011 12:30 am

Jum3a Mubarak.

User avatar
Du$ty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1561
Joined: Thu Nov 08, 2007 6:36 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby Du$ty » Fri Mar 11, 2011 12:43 am

Image

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9630
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jimco Wanagsan

Postby ciyaal_warta » Fri Mar 11, 2011 1:38 am

LivingToSucceed wrote:jimco wanaagsan 2you2 ciyaal. :D





:rose:


waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??

alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml :lol:
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye " :rose: :rose: :lol:

Goljano Lion wrote:JIMCO wanaagsan, duqa maalin dhan baad naga horaysaa , where i live, its not even 9:30 pm yet


waaaw that must be like 15 hours btween us ....jimco wanaagsan in advance sxb :up:

The_Patriot wrote:Jum3a Mubarak.


patriot my cagdheer friend ..where u being dude?? mise dhaanto ku maqneed ama caano booro caloosha kugu socotay sxb? :lol: :lol:


Du$ty wrote:Image
'

Dusty arsenal fan ma aheeno adi? :lol:

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby LivingToSucceed » Fri Mar 11, 2011 1:50 am

ciyaal_warta wrote:
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??

alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml :lol:
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye " :rose: :rose: :lol:

:

:lol: :lol: :lol: Alalalalalah armaa bood boodaah.. illeen waxani wa tanaqti. alla haweenki af banadiirika ku hadleesi iiku soo dhacday haha.

waa faayaa nooh. :) ii waran adi , hadii luu arkobo. maxa iika dhuumata ayamahan.? :oops: mise xabado ika nuuresaah Malaysia uka qabsati :twisted:

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9630
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jimco Wanagsan

Postby ciyaal_warta » Fri Mar 11, 2011 2:37 am

LivingToSucceed wrote:
ciyaal_warta wrote:
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??

alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml :lol:
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye " :rose: :rose: :lol:

:

:lol: :lol: :lol: Alalalalalah armaa bood boodaah.. illeen waxani wa tanaqti. alla haweenki af banadiirika ku hadleesi iiku soo dhacday haha.

waa faayaa nooh. :) ii waran adi , hadii luu arkobo. maxa iika dhuumata ayamahan.? :oops: mise xabado ika nuuresaah Malaysia uka qabsati :twisted:


qof adiga ka nuurayo maba jiri karo waaba ogtahee..see wax ka noqotay qofyahay joog iyo jamaal jaliilka ku dhameeyey inti jinkaa jiira galihee abaayo :rose: ..adaa lagu waaye ani meeshan aan bataati cml u dhoobnahay nooh...intee isku qarisay yareey??

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby HELWAA » Fri Mar 11, 2011 4:05 am

Jimco Wanaagsan oo khayr qaba ilaahy ha nooga dhigo. :up:



Image

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Jimco Wanagsan

Postby ina aadan » Fri Mar 11, 2011 5:27 am

Jimce wanaagas oo wacan.

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Jimco Wanagsan

Postby abdalla11 » Fri Mar 11, 2011 6:44 am

luqadee bey ku khutbeeyaan malaysia? I think Somalis are the only non-arabic Muslims who held the friday sermon in Arabic. I've been to Turkish, Pakistani and Moroccan mosques and they all speak their native languages

Xamud.
Posts: 11077
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Jimco Wanagsan

Postby Xamud. » Fri Mar 11, 2011 7:00 am

Jimca wanaagsan.

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9630
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jimco Wanagsan

Postby ciyaal_warta » Fri Mar 11, 2011 3:16 pm

HELWAA wrote:Jimco Wanaagsan oo khayr qaba ilaahy ha nooga dhigo. :up:



Image


amin

ina aadan wrote:Jimce wanaagas oo wacan.


sidoo kale sxb Jumca wa la buneystaa sxb..bun aan raadinooyaa cm

Xamud. wrote:Jimca wanaagsan.


sidoo kale ina adeer


abdalla11 wrote:luqadee bey ku khutbeeyaan malaysia? I think Somalis are the only non-arabic Muslims who held the friday sermon in Arabic. I've been to Turkish, Pakistani and Moroccan mosques and they all speak their native languages


somalis are the only dumb ones...they do the khutbah here using Malay language and its kind of boring for us...the only thing i get is ayah and hadith :down:

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 24056
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby Murax » Fri Mar 11, 2011 3:22 pm

Jumca mubaarak bro.


Esh akhbaar fee hiiraan? maa same3tu shay.

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: Jimco Wanagsan

Postby LivingToSucceed » Fri Mar 11, 2011 3:26 pm

ciyaal_warta wrote:
qof adiga ka nuurayo maba jiri karo waaba ogtahee..see wax ka noqotay qofyahay joog iyo jamaal jaliilka ku dhameeyey inti jinkaa jiira galihee abaayo :rose: ..adaa lagu waaye ani meeshan aan bataati cml u dhoobnahay nooh...intee isku qarisay yareey??

:D faaniska ii diiley. :clap:

waa mahadsantahay ina aabo. :rose: :rose: :rose:

ma iis qarinen ee jiq ee iku eheed nooh :oops: .


Return to “General - General Discussions”

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Who is online

Users browsing this forum: JamalAddow, Yahoo [Bot2] and 21 guests