Page 1 of 2
Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 12:23 am
by ciyaal_warta
am off to jimco prayer...Jimco wanaagsan sooooomaaaaaaaaaaaalaaaaaaaaaaaaaaay
░▀─▀─█▀▀█───█───────▀─▀────────────░
░█▀█─█▄▄▄─█─█─█─█▀█─█▀█─█▀▀─█▀█─▀▀█░
░█▄█▄▄▄▄█─█─▀▀▀▀█▄█─▀▀▀▀▀▀▀▀█▄█▀▀▀▀░
░───────▄▄█───▀───────────────────▀
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 12:27 am
by LivingToSucceed
jimco wanaagsan 2you2 ciyaal.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 12:27 am
by Goljano Lion
JIMCO wanaagsan, duqa maalin dhan baad naga horaysaa , where i live, its not even 9:30 pm yet
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 12:30 am
by The_Patriot
Jum3a Mubarak.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 12:43 am
by Du$ty
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 1:38 am
by ciyaal_warta
jimco wanaagsan 2you2 ciyaal.
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??
alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye "
JIMCO wanaagsan, duqa maalin dhan baad naga horaysaa , where i live, its not even 9:30 pm yet
waaaw that must be like 15 hours btween us ....jimco wanaagsan in advance sxb
Jum3a Mubarak.
patriot my cagdheer friend ..where u being dude?? mise dhaanto ku maqneed ama caano booro caloosha kugu socotay sxb?
'
Dusty arsenal fan ma aheeno adi?
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 1:50 am
by LivingToSucceed
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 2:37 am
by ciyaal_warta
qof adiga ka nuurayo maba jiri karo waaba ogtahee..see wax ka noqotay qofyahay joog iyo jamaal jaliilka ku dhameeyey inti jinkaa jiira galihee abaayo
..adaa lagu waaye ani meeshan aan bataati cml u dhoobnahay nooh...intee isku qarisay yareey??
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 4:05 am
by HELWAA
Jimco Wanaagsan oo khayr qaba ilaahy ha nooga dhigo.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 5:27 am
by ina aadan
Jimce wanaagas oo wacan.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 6:44 am
by abdalla11
luqadee bey ku khutbeeyaan malaysia? I think Somalis are the only non-arabic Muslims who held the friday sermon in Arabic. I've been to Turkish, Pakistani and Moroccan mosques and they all speak their native languages
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 7:00 am
by Xamud.
Jimca wanaagsan.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 3:16 pm
by ciyaal_warta
Jimco Wanaagsan oo khayr qaba ilaahy ha nooga dhigo.
amin
Jimce wanaagas oo wacan.
sidoo kale sxb Jumca wa la buneystaa sxb..bun aan raadinooyaa cm
Jimca wanaagsan.
sidoo kale ina adeer
luqadee bey ku khutbeeyaan malaysia? I think Somalis are the only non-arabic Muslims who held the friday sermon in Arabic. I've been to Turkish, Pakistani and Moroccan mosques and they all speak their native languages
somalis are the only dumb ones...they do the khutbah here using Malay language and its kind of boring for us...the only thing i get is ayah and hadith
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 3:22 pm
by Murax
Jumca mubaarak bro.
Esh akhbaar fee hiiraan? maa same3tu shay.
Re: Jimco Wanagsan
Posted: Fri Mar 11, 2011 3:26 pm
by LivingToSucceed