Postby Garuun » Sat May 21, 2011 9:42 am
Odayasha Karanle ee dalka UK oo hanjabaad iyo caay u soo marsiiyey dayniile.com ,doqon baad tihiin waana la iskla kiincelinayaa hadda ka dib
aad ayaan uga xumahay in aad maalin walba aad tolka ka qortaaan warar aaan sal iyo baar laheyn
oo aad lacago raqiis ah aad ku qaadataaan, laakiin ogaada hadda ka dib waa la iska kiin celinaaa insha alaaaaaah.
dagaalka aad wadaaan ee hunguriga salka ku haaya uma dul qaaadan doono waana in aad wax ka aragtaan in qof walba uu
xaq u leeyahay inuu sharafttisa difaacdo,waaana dhibaato qof tolkiis maalin walba 50 doolaar oo la siiyo waxyeelo ugu
geysanaya..... ilaahey idinkiina fool ka fool ayaan isu arki doonaaaa.
odayaasha karanle ee uk
suldaan maxamed xuseen wardheere
daahiye cabdi caaad
shiikh maxamud xeyle
xasan xaaji cumar
axmed iligey ciire
shukry shiikh cali
farxiyo falfaloos
maryan jaceyl
cali mire
iyo dhamaan inta wax garata ee beeshan ku abtirsata
Halkaan Ka Daawo
Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com
Dayniile@dayniile.com
Dayniilecom@hotmail.com