.may-21-2011_(1)Nin haysta Diinta Masiixiga oo qaraar ku gaaray in ay beri May/21/2011 tahay maalintii xaqiiqda ee uu dhacayey Qiyaamuhu nin kan oo magaciisa la yiraahdo Harold Camping oo ah nin faafiya diinta masiixiga wuxuu ku wacdiyey dadka raacsan figradiisa oo uu badanaa ka baahiyo aalada Radioga iyo TV yar oo kuyaal magaalo ku taal.
Goblka Califorinia kula talyaa in ay u diyaar garoobaan maalinta Qiyaame oo sida uu u sheegay dadka raacsan ay tahay beri Harold wuxuu hore ugu khasaaroobay 1994 kii oo uu dhahay waxaan joognaa dhamaadkii dunida hana loo diyaar garoobo dhimasho wixii figradayda qaata oo intaan la gaarin maalintaas u sii diyaar garooba waxay tagayaan janada.
war duqaas halkuu ku dabbeeyay wax isdilayna ma jiraan ,dadka qaar ayaa jumlo usoo gatay cunto guryahana iska gaday e.
dhacdadan sideey usaameeysay meesha aad ku nooshahay .