Moderators: Moderators, Junior Moderators
sax waaye..qof walbo oo soomaaliya kusoo koray waxi ugu horeysay oo bartay wa quraan...dugsiga (malcaamada) quran ka ayaa ka muhiimsaneed iskoolka..hadii inanka yar inoo quran ku dhaco bilaabo iskool aya laga saari jiray si oo quran kaliya concentrate u saaro..dhaqankaas iminka wa baaba'ay waxaan arkaa dad i dhahaayo waligey juz cama ma dhaafin subhanallah...ilaahey baan kaga mahdinaa inoo igu daray generation ki hore oo quranka ku dhameyn jiray 12 sano jirCiyaa W
Waa waxa yaraan quraanka lagu bilaabo ciyaalka somalia.wa kasta loo sheego way ku dhagayan amba la tuso.
mashallah af carabiga qof ki barto si fudud kuma hilmaamo atleast wa fahmayaa haduu ku hadalki hilmaamo xitaa..mida kale ayeeyadey AUN ayaa i dhihi jirtay markaan yaraa" Maandhow quranku wa shimbir aad gacanta ku heysid hadii aa sii deysin il biriqsi gudaheed ayee ku duuleysaa" anigaba si aan skool iyo jamacad ba ugu mashquuley wa inan hilmaamo baan bilaabey laakin last two yrs inaan maalin walbo ugu yaraan juz aqriyo ayaan bilaabay inshallah wan soo wada celinayaa..adiganeh isku day in tabartaada inaad soo celiso quranku wa maskaxda ayuu memory geeda kurdhiyaa wa daawada caqliga abaayo ee ku dadaaalYeah you were lucky, laakin dadka qurbaha ku koray ilaahy bey leeyhiin.I learned arabic at young age so it was easier to understand and memorized it but it's so easy to forget esp here in west.Af Carabiga badankiisi waaban ilaaway ku hadalkiisa laakin wan fahma wali.Waxaad baratid maskaxda kama baxaan ee waxay baahan yehiin uun xasuusin,af kale markaad baratidna kaasa kuwii kale ku si ilowsiineya.
I already started walaal, i listen to it everyday and read it esp late at nights when i'm waiting for fajar.Listning realy helps, it all comes back to you.Wa runta aduunka ku ilowsiineya hawlihiisa...suuradaha dhaadheer ba badanka la ilaawa.mashallah af carabiga qof ki barto si fudud kuma hilmaamo atleast wa fahmayaa haduu ku hadalki hilmaamo xitaa..mida kale ayeeyadey AUN ayaa i dhihi jirtay markaan yaraa" Maandhow quranku wa shimbir aad gacanta ku heysid hadii aa sii deysin il biriqsi gudaheed ayee ku duuleysaa" anigaba si aan skool iyo jamacad ba ugu mashquuley wa inan hilmaamo baan bilaabey laakin last two yrs inaan maalin walbo ugu yaraan juz aqriyo ayaan bilaabay inshallah wan soo wada celinayaa..adiganeh isku day in tabartaada inaad soo celiso quranku wa maskaxda ayuu memory geeda kurdhiyaa wa daawada caqliga abaayo ee ku dadaaalYeah you were lucky, laakin dadka qurbaha ku koray ilaahy bey leeyhiin.I learned arabic at young age so it was easier to understand and memorized it but it's so easy to forget esp here in west.Af Carabiga badankiisi waaban ilaaway ku hadalkiisa laakin wan fahma wali.Waxaad baratid maskaxda kama baxaan ee waxay baahan yehiin uun xasuusin,af kale markaad baratidna kaasa kuwii kale ku si ilowsiineya.
mashallah caleyk ilaahey haku siyaadiyo hana kugu anfaco...wa runta suuradaha dhaadheer waliba kuwa samiga ah ayaa loogu hilmaam badanyahay laakin inshallah waan iska wada gaareynaa inshallahI already started walaal, i listen to it everyday and read it esp late at nights when i'm waiting for fajar.Listning realy helps, it all comes back to you.Wa runta aduunka ku ilowsiineya hawlihiisa...suuradaha dhaadheer ba badanka la ilaawa.
Ayeeyda ilaahy ha o naxariisto, she was a wise lady.
Teacher posted this on S/Life are you TeacherI remember posting this clip in Somalilife couple of months ago when it first came out and a lot of people were pissed with me and saying, "He's just a kid having a fun." Well, geedka intuu yar yahay ayaa la toosiyaa; mar hadduu waynaado oo uu adkaado, cidna ma toosin karto.
I wonder what kind of people we'll have when Somalia (Insha Allah) gets better and many of us go back home!
Many people posted that video in Somalilife and I think I was the first one; don't know if someone else did it before me though.Teacher posted this on S/Life are you TeacherI remember posting this clip in Somalilife couple of months ago when it first came out and a lot of people were pissed with me and saying, "He's just a kid having a fun." Well, geedka intuu yar yahay ayaa la toosiyaa; mar hadduu waynaado oo uu adkaado, cidna ma toosin karto.
I wonder what kind of people we'll have when Somalia (Insha Allah) gets better and many of us go back home!
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 87 guests