Moderators: Moderators, Junior Moderators
waa wiilashii baxay oo dhalinjarada kubiiray. hadaa aragto ii soo sheeg. In aa lahadlo aa rabaah. Waxaa rabaah in aa sooceliyo oo kuwaan ula hadlo hadii iga yeelaan.Muxu subiyay? Afkeena ku hadal
He was first a very party, women loving boy. He then turned into wadaad. I mean joining halaqa, wearing khamiis. All of us were like Maasha allaah abdullaahi became wadaad this and that. Then he disappeared. I thought he went for vacation or something. I then learnt from the news that he joined alshabaab. I talked to his sisters and cousins but no one knows where he is. he never calls back.Was your friend extremist in his thinking?
He is one of the 19 Somali American boys oo baxay. I don't know if they decided on any bounty yet. He is not that big of a deal to them. He is not a threat to america. They are trying to find out who send them and recruited them.How much is the bounty on his head? $$$
Hadu yimid dalkii hooyo sidu ku biiro khawaarijta ma noolo yarku, waa dhiintay uu fil'o, niimankaan oo kale aad baa loo layaay. Ilaahi haa uu dembi dhaafo niin dhiintay ma raadini kariyee. Bal muxu faaiday?waa wiilashii baxay oo dhalinjarada kubiiray. hadaa aragto ii soo sheeg. In aa lahadlo aa rabaah. Waxaa rabaah in aa sooceliyo oo kuwaan ula hadlo hadii iga yeelaan.Muxu subiyay? Afkeena ku hadal
So he was naturally a extremist in his thinking. He was opposite to the islamic ideals first, and then rapidly switched his personality.He was first a very party, women loving boy. He then turned into wadaad. I mean joining halaqa, wearing khamiis. All of us were like Maasha allaah abdullaahi became wadaad this and that. Then he disappeared. I thought he went for vacation or something. I then learnt from the news that he joined alshabaab. I talked to his sisters and cousins but no one knows where he is. he never calls back.Was your friend extremist in his thinking?
Uma maleenaayo In uu dhintay. Inta badan saaxiibadiis aa soowaco cida hadii uu dhinto. Markii zakariye Snake dhinteenba waa la soowacay hooyadood. taleefanadooda ay saxiibadood siiyaan markaas ay dhahaan hadii aan dhinto usheeg hooyadeey ama aabahaay.Hadu yimid dalkii hooyo sidu ku biiro khawaarijta ma noolo yarku, waa dhiintay uu fil'o, niimankaan oo kale aad baa loo layaay. Ilaahi haa uu dembi dhaafo niin dhiintay ma raadini kariyee. Bal muxu faaiday?waa wiilashii baxay oo dhalinjarada kubiiray. hadaa aragto ii soo sheeg. In aa lahadlo aa rabaah. Waxaa rabaah in aa sooceliyo oo kuwaan ula hadlo hadii iga yeelaan.Muxu subiyay? Afkeena ku hadal
Hadu nafta xun ku jiro ilaahi ha so hanuuniyo, adigu saxibka uu ducee inuu ilaahi jidka toosan tuso. Ilaahi baa awood leh.Uma maleenaayo In uu dhintay. Inta badan saaxiibadiis aa soowaco cida hadii uu dhinto. Markii zakariye Snake dhinteenba waa la soowacay hooyadood. taleefanadooda ay saxiibadood siiyaan markaas ay dhahaan hadii aan dhinto usheeg hooyadeey ama aabahaay.
So he was naturally a extremist in his thinking. He was opposite to the islamic idelas first, and then rapidly switched his personality.
The al shabab recruits is full of these kind of unbalanced ppl, former stret thugs. Drop outs and criminals, or highly liberal. It is very few people who had balance in their lives who became part of Al shabab from outside Somalia.
I hope your friend realises his mistakes and comes from that group with his life intact.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 26 guests