Magacyadii hore oo la qurxinaayo waa aakhiro zamaan.... sida
Qamrada oo loo baxsho===Hanitize.
Qabiilisti oo loo baxsho==NABADOON
Majeerteen oo loo baxsho==Puntland
Isaaq oo loo baxsho===Somaliland.
Mooryaan oo loo baxsho===Askariga qaranka.
Beenloow oo loo baxsho===Politician
You name it..