Moderators: Moderators, Junior Moderators
our problem is not qabiil or fadhi kudirir ...its nothing more then GREED AND JELOUSY...
Our problem is not qabiil but fadhi kudirir.
We are cursed, matey.
That's very true, but nonetheless we should have respect for all Qabiils, even in the forums.I like to think people here spew qabyaalad out of reaction and emotion, I really don't think they have genuine hate in real life.
We are cursed, matey.
This disease (Qab+iil) was, is & (though it's painful to say) will be our worshiping object for a long time to come.
If you look back into history and way before we took independence (in the 50's & even before), people who fought for our freedom and realized how much loyal we were to this pathetic thing called tribalism warned us & advised us day & night from its setbacks but it seems all those warnings & advices fell on deaf ears.
Ilaah ha u naxariistee waa tuu lahaa C/laahi Suldaan Tima-cadde:
Dul iyo hoosba waan ugu dhigee waa dix dhagaxeed e
Anuun baa damqanayee dheguhu uma daloolaan e
Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaan e
Bal inay dalfoof tahay caqliga dooni laga saaray
Wixii hore u soo daashaday bay degashaneysaa e
Doqonnimo kugu baahday baan cidi dabiibeyn e
Duulkii inkaar qaba jin baa daasadaw tumo e
Dab markuu bakhtiyo meel kalaa dogob ka qiiqaa e
Waagii dillaacaa naxdimo dihin la sheegaa e
Anuun baa damqanayee dheguhu uma daloolaan e
Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaan e
Dul iyo hoosba waan ugu dhigay e waa dix dhagaxeed e
Bal inay dalfoof tahay caqliga dooni laga saaray
Wixii hore u soo daashaday bay degashanaysaa e
Doc hadday u wada jeesatooy dhowrto danaheeda
Ay duul walaala ah tahooy duunka ka heshiiso
Dadka kama yaraateene ways dabarjaraysaa e
Dubba madaxa wayskala dhacnaa daa’in abidkiis e
Goortay is wada dooxatay baa daad u soo gelay e
Dul iyo hoosba waan ugu dhigay e waa dix dhagaxeed e
Anuun baa damqanayee dheguhu uma daloolaan e
Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaan e
Bal inay dalfoof tahay caqliga doonni laga saaray
Wixii hore u soo daashadaay degashaneysaa e
fadhi ku dirir is talking about qabiilOur problem is not qabiil but fadhi kudirir.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 28 guests