Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby DR-YALAXOOW » Sun Sep 11, 2011 3:34 pm

breaking news. waxuushta al shabaab oo saakay si dhuumasho ah ku soo galay degmada ceel waaq ee gobolka Gedo. iyadoo ciidanka dawlada tfg iska hurdaan ayey khawaarijta magaalada ku soo dhuunteen. galabta markii ay weerar rogaal celis ah soo qaadeen geesiyaasha ciidanka qalabka sida ayey mooryaantii khamiiska bakistaaniga wadatay ee caabudi jiray usama ben laden al shabaab ayaa magaalada isaga orday. caawa waxa lagu daba joogaa al shabaab oo kabihii xitaa ka ordaya. iyagoo ku qaylinaya LA BEEYKA YAA USAAMA. fuleesha al shabaab waa lagu yaqaan inay fuleynimo markeey noqoto dagaal toos ka toos ah ay isaga ordaan.
http://www.soomaalinews.com/

User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby 934 » Sun Sep 11, 2011 3:37 pm

Qaaxow, you have some serious mental issues.

User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby Eaglehawk » Sun Sep 11, 2011 3:39 pm

sida ayey mooryaantii khamiiska bakistaaniga wadatay ee caabudi jiray usama ben laden al shabaab ayaa magaalada isaga orday
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
yalaxow is funny guy

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby TheblueNwhite » Sun Sep 11, 2011 3:42 pm

iyadoo ciidanka dawlada tfg iska hurdaan ayey khawaarijta magaalada ku soo dhuunteen
:lol: :lol: :lol:

Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby Awraadle » Sun Sep 11, 2011 4:00 pm

sida ayey mooryaantii khamiiska bakistaaniga wadatay ee caabudi jiray usama ben laden al shabaab ayaa magaalada isaga orday
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
yalaxow is funny guy
:lol: :lol: :up:

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby DR-YALAXOOW » Sun Sep 11, 2011 4:04 pm

http://www.dayniile.com/

Dagaal ay galabta Ciidanka Xoogga dalka soomaaliya ay ku rogaal celiyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo khasaaro ba'an ka dhashay ayaa waxaa halkaasi dagaalka xoogiisa kula wareegay ciidanka xoogga soomaaliya iyaga oo la sheegay in ay iminka isku faafiyeen gabi ahaan goobihii ay gacanta ku haayen ciidanka alshabaab, Ciidanka dowladda soomaaliya oo garab xoogan ka helaayay ciidamadda Ahlu sunnah wal jamaaca ayaa hubka nuuciisa waaweyn u adeegsaday alshabaab iyo goobihii ay gacanta ku haayen ciidanka Alshabaab dabadeedna la wareegay hub iyo gawaari ay la haayeen ciidanka alshabaab

Masuul katirsan dowladda soomaaliya ayaa sheegay in ay iminka gacanta ku haayan Degmada ceelwaaq ee gobolka Gedo isla mar ahaantana gacanta ku dhigeen hub iyo gawaari ay ka carareen ciidanka alshabaab, hadalka masuulkaasi ayaa kusoo beegmay xili Afhayeenka ciidamada AMISOM uu sheegay in ay awoodooda ku faafin doonaan gabi ahaan magaalada muqdisho iyo daafaheed


AL SHABAAB USAMA BITCHES run away agian :lol: :lol: :down: :down:

Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby Awraadle » Sun Sep 11, 2011 4:07 pm

http://www.dayniile.com/

Dagaal ay galabta Ciidanka Xoogga dalka soomaaliya ay ku rogaal celiyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo khasaaro ba'an ka dhashay ayaa waxaa halkaasi dagaalka xoogiisa kula wareegay ciidanka xoogga soomaaliya iyaga oo la sheegay in ay iminka isku faafiyeen gabi ahaan goobihii ay gacanta ku haayen ciidanka alshabaab, Ciidanka dowladda soomaaliya oo garab xoogan ka helaayay ciidamadda Ahlu sunnah wal jamaaca ayaa hubka nuuciisa waaweyn u adeegsaday alshabaab iyo goobihii ay gacanta ku haayen ciidanka Alshabaab dabadeedna la wareegay hub iyo gawaari ay la haayeen ciidanka alshabaab

Masuul katirsan dowladda soomaaliya ayaa sheegay in ay iminka gacanta ku haayan Degmada ceelwaaq ee gobolka Gedo isla mar ahaantana gacanta ku dhigeen hub iyo gawaari ay ka carareen ciidanka alshabaab, hadalka masuulkaasi ayaa kusoo beegmay xili Afhayeenka ciidamada AMISOM uu sheegay in ay awoodooda ku faafin doonaan gabi ahaan magaalada muqdisho iyo daafaheed


AL SHABAAB USAMA BITCHES run away agian :lol: :lol: :down: :down:
They are weak bastards, when they attacked Ceelwaaq, they entered from Kenya side and were to scared to enter from the right side :lol: :lol: :lol:

ahlu usma bin laden are hiding in the bushes with their niqaab :lol:

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby DR-YALAXOOW » Sun Sep 11, 2011 4:14 pm


They are weak bastards, when they attacked Ceelwaaq, they entered from Kenya side and were to scared to enter from the right side :lol: :lol: :lol:

ahlu usma bin laden are hiding in the bushes with their niqaab :lol:
sax brother those niqaaab wearing cowards al shabaab xitaa HUBKOODII waa ay ka ordeen wasaqda :down: :down: :down: waan gartay inay ka soo galeen DHINAC aan laga fileyn ee Kenya. waxuushta al shabaab waa caadadooda dagaal MAN TO MAN waa ka baqdaan. fuleyaasha :down: :down: :down:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: khawaarijta al shabaab oo ceelwaaq isaga orday

Postby AhlulbaytSoldier » Sun Sep 11, 2011 5:02 pm

Shabaabul murtaddiin are cowards to attack ppl while sleeping :lol: :down:
In the military world that is cowardly thing to do so.
Shame on them


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 29 guests