Waxbaan aragnay!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Waxbaan aragnay!
Xaawaladeydu waa ballo socoto:
Cajuuso kasto oo aad weydisid " madaxaaga oo biyo lagu shubo gormaa kugu dambeeysay" (only ciyaal xaafadda knows this), waxaay la soo boodaa;
"Aboow aniga gabar yar baan ahay". Waxaad moodaa inaay dhalatay markaay soo dhoofeeysay
Markaay shan dhasho xataa waa gabar!
Waxaaba kaaga daran markaad maahmaah af soomali u sheegtid, waxaay la soo boodaa " Hoyadeey/ayeeydey baan ka maqlay maahmaahdaasi".
Waxaa intaasi dheer markaad af soomaali kula hadashid waxaay kugu jawaabeeysaa laba kalmadood oo ingiris ah.

- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Waxbaan aragnay!
Wareerka wakhtigaa keeni, abaa!
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!
Lamgoodle wrote:madaxaaga oo biyo lagu shubo gormaa kugu dambeeysay?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Waxbaan aragnay!
TheblueNwhite wrote:Lamgoodle wrote:madaxaaga oo biyo lagu shubo gormaa kugu dambeeysay?
Adiga iyo Twist waad taqaanaan kelmadaasi laakin lamagoodle wax kale ayaay mudi doonaan

- idol
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1995
- Joined: Sat Dec 04, 2010 8:03 am
- Location: Boogeytown..
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!
Lamgoodle wrote:madaxaaga oo biyo lagu shubo gormaa kugu dambeeysay

Wasaqatahay cuun.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!

Waraa gabdhaha da'da yar ka har.
Qalanjo afartan sanno jirto iska raadso, mid cilaan iyo uunsi dhab dhab isku siineyso inteysan qoraxda dhicin, abaay isku roon raadso sxb. Mid "aboowe waa ku oomanahay" dhegta kuugu sheegeyso yacni. Ya salam.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Waxbaan aragnay!
TheblueNwhite wrote:![]()
Waraa gabdhaha da'da yar ka har.
Qalanjo afartan sanno jirto iska raadso, mid cilaan iyo uunso dhab dhab isku siineysi inteysan qoraxda dhicin, abaay isku roon raadso sxb. Mid "aboowe waa ku oomanahay" dhegta kuugu sheegeyso yacni. Ya salam.
Idol, taasi wasaq ma aha; waa suaal fiican oo la weydiyo haduu qofku nuuris diyaar u yahay

The BlueNwhite,
Waxaan ka hadlaayo waa 30-45 jir. Iyadoo jirto 40 ayaay waxaay ku leedahay waan yarahay. Naagaha soomaaliyeed maba gaboobaan.
The other day, I met this old woman who I used to know years ago; Markaay i aragtay waxaay la soo boodey; Aboowe ii waran? Waxaan ku hadlo ayaan garan waaye; markaasan ku iri "eedo nabad" intaay xanaaqday ayaay tiri odey waalan baad tahay

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!
Mid ku faraxsan da'deeda ka hadlooya. Maxaa ku falee mid ciyaal iska dhigeyso.
Tan aboowe ku tiri, abaayo loogu jawaabaa.
U ceeb qari islaamaha niyow bilaa caleyk. 
Tan aboowe ku tiri, abaayo loogu jawaabaa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Waxbaan aragnay!
TheblueNwhite wrote:Mid ku faraxsan da'deeda ka hadlooya. Maxaa ku falee mid ciyaal iska dhigeyso.
Tan aboowe ku tiri, abaayo loogu jawaabaa.U ceeb qari islaamaha niyow bilaa caleyk.
Ma naag ku faraxsan da'adeeda ayaad aragtay? Mid waliba waay is yareesaaye.
Bismillaahi, ma cajuuso dhalmo goosatay oo ilko aan lahayn baan dhihi karaa abaayo macaan?

Minaan abaayo macaan dhaho waxaa laga yaabaa inaay u qaadato inaan rabo; taasi waa balaayo lugahaaga ku raadso

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!

Waxaan arkey kuwo ku faraxsan da'dooda oo xitaa cirada madoobeyso maris ka daayey.

- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxbaan aragnay!
Ayaamahan nimankiiwo wee isyareeyaan layaab maleh. Ah quruxne weeku faanaan...

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Waxbaan aragnay!
Oo kale inteey joogaan kuwaasi? aan kaa soo ag dhowaade?TheblueNwhite wrote:![]()
![]()
![]()
Waxaan arkey kuwo ku faraxsan da'dooda oo xitaa cirada madoobeyso maris ka daayey.

Aniga meeshaan joogo naagaha dhan 30 maba dhaafaan; naag ciro lehna maba arag; ama waay madoobeeysadaan ama xijaabka ayaay ku qariyaan.
Too aan deris ahayn 15 sanno oo ilaa 45 jir waxaay dadka ugu sheekeysaa inaay wadaankaan timid ayadoo yar!
Markaad weydiso arrimo la xiriira soomaaliya waxaay la soo boodaa aboowe ma xasuusto aniga maadaama aan yaraa; waa naag 30 sanno ku nooleed soomaaliya ee garo

Banaadirbeauty; see tahay? Haa cudurka wuu ku soo fidey raggii;
- BanadirBeauty
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1315
- Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am
Re: Waxbaan aragnay!
Alhamdulillah aboowo/Adeer ama abkoow.
.
Haa, cudurkas raga inte iska sarana fican naagaha walu dulqadan karah . Hada midki nurayobo inta masha allah dhihin uu iskey nacsinaa. Ilama korme nimanka sas isku mashqulen waayabiye
..

Haa, cudurkas raga inte iska sarana fican naagaha walu dulqadan karah . Hada midki nurayobo inta masha allah dhihin uu iskey nacsinaa. Ilama korme nimanka sas isku mashqulen waayabiye

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Waxbaan aragnay!
Waan gartay abaayoBanadirBeauty wrote:Alhamdulillah aboowo/Adeer ama abkoow..
Haa, cudurkas raga inte iska sarana fican naagaha walu dulqadan karah . Hada midki nurayobo inta masha allah dhihin uu iskey nacsinaa. Ilama korme nimanka sas isku mashqulen waayabiye..

Ciyaal xamarka "adeer" caay ayaay u arkaan

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Waxbaan aragnay!

Hagbadii 20 sanno ururineysey ayaa miiska iska saaran.

Islaamaha iska shaqeeya oo isku roon ayaa ku dhaqi kara. Hadeysan ugaaska jufada ay ka dhalatey magaciisa aqoon maba jirto ee ka genbiso.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 923 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by kambuli
-
- 7 Replies
- 513 Views
-
Last post by Basra-
-
- 24 Replies
- 2170 Views
-
Last post by kambuli
-
- 4 Replies
- 576 Views
-
Last post by yasmin507