Moderators: Moderators, Junior Moderators
waa maxay sheekadan aad la timadeen, sowdinkan ragii xiniinyihii ka saraaray, waxay ba la yimadeen sheeko ah
If you experience a mean poster, don't engage them. Just report their posts anagaa shaqo ka qabanaynee
ma waxaad rabtaa inaad ka dhigteeen rag hal kan ku kaftama ciyalo maamo
do you think jaad baa laga helaa California kolkaa sxb ha rumaysan mise nabeela waad ka heshay oo waad yar hinaastay, siday wax u jiraan.. bal ka sheekeeAnyway, Goljano made this thread to have a haasaawe with you when he's chewing his qat so I'll excuse myself before I am told to.
dont you know Snet shukaansi is not for the mentally or physically lazywaa maxay sheekadan aad la timadeen, sowdinkan ragii xiniinyihii ka saraaray, waxay ba la yimadeen sheeko ah
If you experience a mean poster, don't engage them. Just report their posts anagaa shaqo ka qabanaynee
ma waxaad rabtaa inaad ka dhigteeen rag hal kan ku kaftama ciyalo maamo
Goljano, your kaftan is laced with spite, and meaness. You have taken "wayeel hadlakiisa kaftan ayuu ku dhameeysta..." to a whole new level.
LOL @ haasaawe maxaa la dhahaa! Hakugu taagnaato, Nabs.
Goljano, aniga iyo Nabeela waan isku soo dhamaanay oo suxulada iyo jilbahaan iskala soo muruxnay kow dheh, hadda markaan ka xiiso dhacay baan saddexdeedii FedEx ugu diray ee haddaad rabto cidna kaama hortaagna sxb. Waa xaaskeygii koowaad oo muddo 30 sanno ah ayaan is qabnay.
Balse hadhow hay dhihin kuuma digin; waxay leedahay dabeecado qofka aan aqoon cabsi iyo argagax ku dhaliya ee haddaad diyaar u tahay wadno-xanuun ila soo socodsii.
i will report thisGJ, I was referring to your many posts of late and not particularly this post only, but do carry on with your hasawe with the mentally and physically agile ones.
Gofana sheegay, markaas baay cuntay.Ma Shillin baa dhuustey
I had to annul our marriage because even after 30 years of marriage you couldn't stop talking about that cousin of yours you had the crush on. What do you think I am? That 98 year old Italian man whose wife had the affair in the 40's and kept her lover's photos all that time? I am Somali; you're lucky that I didn't chop your head off.LOL @ haasaawe maxaa la dhahaa! Hakugu taagnaato, Nabs.
Goljano, aniga iyo Nabeela waan isku soo dhamaanay oo suxulada iyo jilbahaan iskala soo muruxnay kow dheh, hadda markaan ka xiiso dhacay baan saddexdeedii FedEx ugu diray ee haddaad rabto cidna kaama hortaagna sxb. Waa xaaskeygii koowaad oo muddo 30 sanno ah ayaan is qabnay.
Balse hadhow hay dhihin kuuma digin; waxay leedahay dabeecado qofka aan aqoon cabsi iyo argagax ku dhaliya ee haddaad diyaar u tahay wadno-xanuun ila soo socodsii.
Say whaaaaat, Goljano, hold ma garbasaar, meeshaan wax ba ka dhici doono
LOL @ haasaawe maxaa la dhahaa! Hakugu taagnaato, Nabs.
Goljano, aniga iyo Nabeela waan isku soo dhamaanay oo suxulada iyo jilbahaan iskala soo muruxnay kow dheh, hadda markaan ka xiiso dhacay baan saddexdeedii FedEx ugu diray ee haddaad rabto cidna kaama hortaagna sxb. Waa xaaskeygii koowaad oo muddo 30 sanno ah ayaan is qabnay.
Balse hadhow hay dhihin kuuma digin; waxay leedahay dabeecado qofka aan aqoon cabsi iyo argagax ku dhaliya ee haddaad diyaar u tahay wadno-xanuun ila soo socodsii.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 51 guests